109 Ka Mid Ah Shaqaalaha Madaxtooyadda Oo Shaqada Laga Caydhiyay

109 ka mid ahaan jiray Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in shaqadii ay hayeen laga joojiyay, laguna war geliyay in aanay dib ugu soo shaqo tagin Xaruntaasi.

Shaqaalahan oo intooda ugu badan la qoray wakhtigii Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi laga soo bedelay Wasaaradda Duulista ee uu qabtay Xilka Wasaaradda Madaxtooyadda, ayaa waxa uu qortay shaqaalihii Ugu badnaa, kuwaas oo uu badhkood ka soo Bedeshay Wasaaradiisii hore.

14 ka mid ah shaqaalahaasi ogeysiinta la siiyay ayaa la sheegay in lagu amray in ay u shaqo tagaan wasaaraddo cayiman, waxaana loo badinayaa in ay yihiin shaqaalihii hore uga soo bedeshay wasaaradihii markii hore ay ku qornaayeen, halka inta kalena loo qabtay laba bilood oo danbe in ay dibadda ku sii qaataan mushahaarkoodii, intaas wixii ka danbeeyana laga jari doono.

go’aankan ayaa u muuqda mid lagu ilaalinayo sugnaashaha xogta Madaxtooyadda Somaliland oo markii hore ahayd meel aanay waxba u qarsoonayn.

Leave a comment

Your email address will not be published.




You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.