Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Oo Magacaabay Guddiga Xisbiga U Qaabilsanaan Doonta Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka

Hargeysa (Tvsle)- Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa magacaabay guddiga heer qaran ee xisbiga u Qaabilsanaan doonta diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka ee dalka socota.

Wareegtada magacaabista ee guddoomiyuhu soo saaray ayaa sidan u dhignayd:

  • “Kadib Markaan derisnay qodobka 29aad faqraddiisa 6aad ee xeerka Xisbiga WADDANI.
  • Kadib Markii aan tixgelinay muhiimadda ay qaranka u leedahay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha.
  • Ka dib Markaan ku qanacnay baaxadda deegaannada kala duwan ee Jamhuuriyadda Somaliland.
  • Kadib Markii Hoggaanka iyo Guddiga fulinta ee Xisbigu wadatashi ballaadhan ka yeesheen arrinka diiwaangelinta iyo xilliga la bilaabayo.

Waxay go’aamiyeen in la sameeyo Guddiga Diiwaangelinta ee Heer Qaran ee Xisbiga WADDANI oo ka koobnaan doona xubnaha hoos ku qoran:

  1. Md. Axmed Muumin Seed
  2. Xil. Faarax Maxamed Cabdulle
  3. Md. Cabdi Raygal Beegsi
  4. Marwo. Milgo Maxamed Cilmi
  5. Md. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde
  6. Dr. Axmed Aadan Buuuxane
  7. Pro. Qaasim Ibraahim Tubeec
  8. Md. Cali Axmed Cabdi (Cantar)
  9. Md. Muuse Cabdillahi Nuur
  10. Md. Cali Cilmi Geele
  11. Md. Jamaal Jaamac Xaamud
  12. Md. Axmed Xuseen Fagfagaash
  13. Md. Jaamac Maxamed Cabdi (Hilaac)
  14. Marwo. Hinda Jaamac Gaanni
  15. Md. Xasan Xuseen Maxamed (Codyare)
  16. Md. Cali Cabdilaahi Dagaal
  17. Prof. Kayse Cali Geeddi
  18. Xil. Siciid Cilmi Roble
  19. Xil. C/raxman Max’ed Jaamac (Aw- Xoog)
  20. Xil. Ibraahim Madi Buubaa
  21. Xil. Xuseen Ismaaciil Yuusuf
  22. Xil. Axmed Maxamed Nuur
  23. Xil. Maxamed Saalax Cige
  24. Xil. Siciid Warsame ismaaciil
  25. Xil. Cali Xaaji Maxamed Muuse
  26. Xil. Cabdiqaadir Askar Xasan
  1. Xil. Xaashi Xuseen Caabi
  2. Xil. Ibraahin Jaamac Cali (Rayte)
  3. Xil. Bashiir Xuseen Tukaale
  4. Xil. Cabdiqaadir Jibriil Tukaale (Bahal)
  5. Xil. Cali Sh. Ibraahin Aareye
  6. Xil. Jaamac Xasan Aaadan
  7. Xil. Aadan Muxumed Hoori (Mataan)
  8. Xil. Naasir X. Cali Shire
  9. Xil. Xuseen Maxamed Cige
  10. Xil. Baar Siciid Faarax
  11. Xil Wali Axmed Axmed Xaawa
  12. Xil. Axmed Faarax Jooj
  13. Xil. Cabdiqaadir X. Ismaciil Jirde
  14. Md. Deeq Xirsi Cambuur
  15. Md. Cabdi Haybe Maxamed
  16. Md. Cali khaddar Xasan Cismaan (Kubad)
  17. Md. Siciid Sulub Maxamed
  18. Mr. Axmed Cumar Cabdilaahi ( Xamarji)
  19. Md. Osman Nuur Afgaab
  20. Md. Barkhad Jaamac Xirsi
  21. Md. Cabdillaahi Axmed Daamur
  22. Marwo. Faadumo Suudi Xasan
  23. Md. Axmed Cilmi yare
  24. Md. Daa’uud Xuseen Jaamac (Foodcadde)
  25. Md. Maxamed Nuur Caraale (Duur)
  26. Md. Cismaan Xasan Gurxan (Kalash)
  27. Md. Yoonis Axmed Yoonis

Waxan Illaahay uga baryayaa in uu xilkaa u fududeeyo.

Waxa kale oo la dhisi-doonaa Guddiyada Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Heer Gobol oo ay guddoomin doonaan Guddoomiyeyaasha Gobollada ee Xisbiga WADDANI.”

Tvsle.net

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.