Hargaysa(Tvsle.com)_Wageyskan Geeska Afrika oo afhayeenka madaxtooyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiya, Shamax weydiiyey aragtida Somaliland ee la xidhiidha hadallada danjiraha Turkiga ee Muqdisho, ayaa ku jawaabay, “Qunsulka Turkiga u fadhiya Somaliland hadal buu ku hadlay, Safiirkuna isna hadal baa ka soo yeedhay, malaa isma maqlayaan, oo isma oga ayaan u malaynayaa, ee waxaan leeyahay Safiirku waa uu iska hadlay, oo waa tii awalba Baasaboorka Somaliland lagu tagaayey Turkiga iyo Wadamo badan oo kale, ta uu leeyahay midnimada ayaanu doonaynaa, waa hadal aanu ka fiirsan, waxaana leeyahay Somaliland waa dal madax banaan, oo Soomaaliya ka madax banaan, wax midnimo la yidhaah oo ay Somaliland dib ugu noqonaysaa ma jirto, waxaana run ah in Caalamku Somaliland ula dhaqmo sida Wadan aqoonsi haysta , aqoonsigaasna haddii ILLAAHAY yidhaahdo weynu heli”IMG_EF16D3-636B75-3AB05A-46E3A7-E53F19-8DBFDD

Afhayeen Shamax oo Geeska Afrika weydiiyey in hadallada Turkigu uu ku caddeeyey inuu ka shaqaynayo Midnimadu saamayn taban ku yeelan karaan wada hadalladii Soomaalilaan iyo Soomaaliya uga socday Turkigu waxa uu ku jawaabay, “Hadalkan ka soo yeedhay Safiirka Wax alaale wax ay u dhimi karto Somaliland ma jirto, Turkiguna haddii uu gogosha fidiyey, Somaliland kuma qasbi karo Somaliya, mar walba Xukuumadda Somaliland waxay ku hawlan tahay inay ka shaqeeyso danta shacabkeeda, hadalkana ka soo yeedhay Safiirkana waxba ka qaadi maayo Somaliland, Xukuumaddana wey ka fiirsan doontaa”

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.