news
all videos
Contact us
tvsle.com
Saturday, 6 February 2010
Xukumada S/land Oo Beenisey Warar Kadhana Dadka Konfurta Ee Kusugan SL

Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa iska fogeeysay in dadka ka soo jeeda koofurta Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Sool ay ku amreen in ay isaga baxaan Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolkaasi.

Wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland Mudane C/laahi Ismaaciil Cali Cirro ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in dadka ka soo barakacay Koofurta Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Lagu amray in ay isaga guuraan Magaaladaasi.

“Majirto wax go’aan rasmi ah oo Xukuumadu ay gaartay oo ku aadan dadka ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya hadii ay ahaanlahaayeen kuwa ku sugan Magaalada laascaanood ama magaalooyinka kale ee Somaliland”ayuu yiri Wasiirku.

Hadalka Wasiirka ayaa ka dambeeyay warar maalmahaan la isla dhexmarayay kuwaasi oo sheegaya in Somaliland ay amar ku bixisay in dadka ka barakacay Koofurta Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Laascaanood ay halkaasi isaga guuraan mudo kooban.

Dhanka kale wasiirka arimaha gudaha Somaliland waxaa uu ka warbixiyay goorta la fasixi doono Isgaarsiinta gobolka Sool oo mudo 10 cesho ah xayiran, waxaana wasiirku uu sheegay in xaiyaarada isgaarsiintu ay qeyb ka tahay sugida amaanka lana fasaxi doono xiliga uu amaanku soo hagaago.

Isgaarsiinta taleefanada gacanta iyo qeybta internerta ayaa Mudo 10 maalin ah ka xayiran Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool kadib markii amar uu arinkaasi ka soo saaray Maamulka Somaliland ee

published on Saturday, 6 February 2010
Source: tvsle
Headlines


Sept 2010 Wareysi Salmon Tomay Siyaasda Wabiga NIIL Ee Geska Africa





Muqaal Somaliland National Anthem



Ogs29MuqalTV Wareysi Amir Sidoo kale warar Sland Iyo Barnamuj Ramadan



22 Ogst-2010 Muuqaal Tv Axmed Silaanyo Oo Kawaramaya Tariikhdii SNM





Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira, by Bashir Goth


MAQAAL Gol-dalooloyinka Xukuumadda Cusub ee Somaliland


Birgitte Olsson Oo Caadeysatey Ka Beensheegida Siyaasada Sweden EE SL


Meedey Dumuqraadiyadii Xusbiga Kulmiye, Xilka Gudoomiye Ma Khasbashaa?


Shakiga Ethiopia, Xagu Ka Dashay Iyo Wax Ka Qabashadeeda.


Inauguration Of Somaliland President



Muqal Tv Mudaharaad ka dhacay Boorama Oo Kadhan Ah Xukumda Siilanyo



Muqaal Tv Kulankii Madaxda Africa Oo Lagag Doodayo Al-Shabab



Muuqal Tv Wareysi Madaxweyne Axmed Silaanyo Wakhtigii Ololaha.


MAQAAL-Taariikhda Yaan Laga Been Sheegin by Axmed Cali


Maqaal-"Haani Gun Bay Ka Tolantaa”"Cabdalla Xaaji Cusmaan.


Al-JaziraOo Soo Bandhigtey Jabhada SSC Oo Dagaal Kula Jirta Cidanka SL