news
all videos
Contact us
tvsle.com
Saturday, 6 March 2010
Tv Somaliland Europe Iyo Ku xigeenka wakiilka Somaliland ee Sweden OO
Inalillahi wa ina ileyhi raajicuun

Waxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa walaalkay Abdisalan Ibrahim Hereri iyo walaashay Muna Yusuf oo wiilkoodii ku geeriyooday dalka Uk magaalada London. Waxa aan alle uga baryaayaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo iyaga iyo dhamaan ehelkooda iyo asxaabtooda.


Amin
Hussein Wadadyare iyo Ali Iyo Dalmar
Tv Somaliland Europe
IYO
Ku xigeenka wakiilka Somaliland ee Sweden
published on Saturday, 6 March 2010
Source: Tv Somaliland Europe IYO Ku xigeenka wakiilka Somaliland ee Sweden
Headlines


Sept 2010 Wareysi Salmon Tomay Siyaasda Wabiga NIIL Ee Geska Africa





Muqaal Somaliland National Anthem



Ogs29MuqalTV Wareysi Amir Sidoo kale warar Sland Iyo Barnamuj Ramadan



22 Ogst-2010 Muuqaal Tv Axmed Silaanyo Oo Kawaramaya Tariikhdii SNM