news
all videos
Contact us
tvsle.com
Monday, 8 March 2010
Xusbiga UCID Oo Magacabey Gudoomiyaha Dhalinyarta ee Laanta Sweden
XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY HUSEIN ABDI DAHIR GUDDOOMIYAHA DHALINYARA EE SWEDEN

JAMHUURIYADA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party

5 Mar, 2010, Somaliland
Ku: ADAN WARSAME WACAYS

Og: :Xoghayha Guud ee Xisbiga UCID Hargeysa

Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga UCID Hargeysa
Ujeedoddo Magacaabid Xil

LONDON (UCIDMEDIA)- Waxa lala socodsiinayaa dhammaan Guddida Fulinta iyo G/Dhexe ee xisbiga UCID in maanta oo ay taariikhdu tahay 5/03/2010 .
Md Adan Warsame Wacays in Loo Magacabey Guddoomiyaha Dhalinyarad ee wadan Sweden.
Sidaa darteed waxaa la farayaa cida ay khuseyso warqadani in ay u fududeeyaan Md HUSEIN ABDI DAHIR Hawlihiisa shaqo.

Alla Mahad Leh

Gudoomiyaha Xisbiga Cadaallada iyo Daryeelka ee Laanta Sweden
Md, Cali Ducaale

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID
Justice and Welfare Party UCID

published on Monday, 8 March 2010
Headlines


Sept 2010 Wareysi Salmon Tomay Siyaasda Wabiga NIIL Ee Geska Africa





Muqaal Somaliland National Anthem



Ogs29MuqalTV Wareysi Amir Sidoo kale warar Sland Iyo Barnamuj Ramadan



22 Ogst-2010 Muuqaal Tv Axmed Silaanyo Oo Kawaramaya Tariikhdii SNM