});

Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasiirrada Warfaafinta Somaliland Oo Xarriyadiisa Dib U Helay

Wariye idiris maxamed dabshid

Hargeysa)-Agaasimihii maamulka iyo lacagta ee Wasiir Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland oo xarriyadiisa ka dib lagu waayay caddaymo la xidhiidha eedaymaha lagu xidhay.

Agaasimihii maamulka iyo lacagta ee Wasiir Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Xasan Xaaji Maxamuud Muxumed ayaa goordhayd dib u helay xarriyadiisa ka dib muddo afar maalmood oo uu ku xidhnaa xarunta CID-da ee Magaalada Hargeysa.

Wararku waxa ay sheegayaan in agaasime Xasan Xaaji Maxamuud Muxumed lagu waayay caddaymo la xidhiidha eedaymaha lagu soo xidhay sidaa awgeedna xorriyadiisa dib loogu celiyay.

Dad badan oo baraha bulshada wax ku qora ayaa sharci-darro ku tilmaamay xadhiga lagula kacay Agaasimihii maamulka iyo lacagta ee Wasiir Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Xasan Xaaji Maxamuud Muxumed.

Dhan kale madax-dhaqameed iyo waxgarad reer awdal ayaa cambaareeyay xadhiga dhawaan lagula kacay Agaasimihii maamulka iyo lacagta ee Wasiir Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Xasan Xaaji Maxamuud Muxumed waxaana ku tilmaameen si gaar ah loogu beegsanayo dad gaar ah

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.