});

Akhri Layaabka: Dal Caan Ah Oo Bilaabay Inuu Soo Saaro Khamri Loogu Magac Daray Somalia

Khamri loogu magac daray Somalia ayaa lagu arkay suuqyada dalka Shiinaha kaasoo caadi looga iibinayo dadka isticmaala. Khamrigan oo ay ku dul qoran tahay Somalia oo far waawayn ku qoran ayaa laga heli karaa super marketyada waaweyn ee dalkaas, iyadoo lagu dhejiyay sicirka ay joogto. Qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaalida ee ku nool dalka Shiinaha ayaa baraha bulshada ku faafiyey muuqaalo ay ka soo qaadeen khamrigan oo yaalla goobaha ganacsiga. Lama oga sababaha ay shirkadaha dalka shiinaha khamrigan ugu bixiyeen Somalia, iyadoo la og yahay in Soomaalidu yihiin dad muslim ah oo neceb khamriga. Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka shiinaha oo ka carooday arrintan ayaa ku tilmaamay xad gudub iyo magac dil lagu sameynayo magaca dalkeena iyagoo ugu baaqay Dowlada federaalka iney dabagal ku sameyso, sharciga caaalamiga ah la tiigsato shirkadaha shiinaha ee soo saara khamrigan.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.