});

AKHRISO Hadh Iyo Habeena Waan Ducaynayaa Ee Samaha Aynu Ogaano, Oo Nabada Aynu Ilaalino”

Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse, ayaa ku taliyey in samaha iyo wanaaga laga taliyo, lagana dheerado wax kasta oo dhib keeni kara.

Suldaanka guud ee Beesha Barriga Burco Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse,oo u waramayWargeyska Geeska Afrikaayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “ALLE raxmaadkiisa wuu inoo shubay,roobkuna si fiican buu inoogu da’ay, inkasta oo ay jiraan meelo aanu ku di’in iyo meelo uu ku yar yahay, haddana mar walba waxaynu ALLE ka baryeynaa inuu raxmadiisa oo khayr qabta ina wada gaadhsiiyo, oo uu inoo wada shubo, waxaan ALLE ka baryeynaa inuu khayr ina siiyo, inagana ilaaliyo abaaraha, nabadgalyo darada, dhibaatooyinka, colaadaha iyo wixii la midkaba ahba, hadh iyo habeena waan ducaynayaa ee samaha aynu ogaano, oo nabada aynu ilaalino, oo dhibaatooyinka aynu iska ilaaliyo,dhib kasta oo jirtana aynu wanaag ku dhamayno”

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.