});

Akhriso “Tariikh Nololeedka Ninka Isu Cumaamaday Madaxweynaha Dalka Sudan.

Janaraal Cawad Bin Cawf ayaa loo dhaariyay madaxa sare ee golaha militariga Suudaan kaas oo hoggaamin doono dowladda kumeel gaarka ah labada sanno ee soo socota. Janaraal Cawad ayaa shalay shaaca ka qaaday in xilka laga qaaday madaxweyne Cumar Al Bashiir. Waxaa uu ahaa wasiirka gaashaandhigga dowladdii Al Bashiir,

waxaa uu bishii Febraayo u magacaabay madaxweyne ku-xigeenka koowaad. Waxaa loo arkay ninka xilka ka dhaxli doono Cumar Al Bashiir. Waxaa uu ahaa madixii sirddoonka militariga ee Suudaan xilligii ay socdeen dagaallada Daarfuur. Sannadkii 2007-dii, Mareykanka waxaa uu kusoo roggay cunaqabateyn kaddib markii lagu eedeeyay inuu taageero u fidiyay maleeshiyaadka Janjaweed oo la sheegay inay dambiyo dagaal ka geysteen gobolka Daarfuur. Sannadkii 2008-dii, waxaa loo magacaabay ku-xigeenka taliyaha militariga balse 2 sanno kaddib ayaa xilka laga qaaday. Sannadkii 2015-kii, waxaa loo magacaabay wasiirka gaashaandhigga ee Suudaan

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.