});

AKHRISO Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Beeniyey Warar Sheegaya Inuu Is Casilayo

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibaada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa meesha ka saaray jiritaanka warar la isla dhex marayo oo sheegaya inuu ka tagayo shaqada wasiirnimo oo uu Madaxweyne Biixi u gudbiyay warqad iscasilaad ah.

Wasiir Faratoon oo uu Geeska Afrika weydiiyay, waxa ka jira wararkan ayaa beeniyay jiritaankooda, “Isma casilayo, ismana casilin, wax alla wax ka jiraan ma jiraan.” Ayuu yidhi Wasiirku, oo intaas raaciyay, “Waa been ee waxba kama jiraan.”

Wararkan uu wasiirku beeniyay ayaa waxay sheegayeen in wasiirku sababo u gaar ah uu isu casilayo, isagoo wasiirku muddooyinkii u dambeeyay dalka dibadiisa ku maqnaa, waxaanay wararku intaas ku darayeen in isku shaandhayn iyo xil ka qaadis la filayo oo uu Madaxweyne Biixi samayn doono wasiirka arrimah dibadda loogu magacaabi doono masuul kale.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.