});

Ambassador Safiina Xoghayaha Xidhiidhka Carabta Ee Xisbiga WADDANI Oo Shir Muhiim U Ah Somaliland Ka Qaybgalay +SAWIRRO

Jiddah) Xoghayaha xidhiidhka carabaha ee Xisbiga WADDANI Ambassador Axmed Aadan Dagaal (Axmed Safiina) ayaa shir Somaliland mihiimad u laha oo uu ku sharxay qadiyada Somaliland wuxuu kaga qayb galay Dalka Sacuudiga. Qoraal uu arrimahaas kaga hadlaayo ayaa u dhignaa sidan .

Amiir Cabdulcasiis Bin Cabdulmajiid Bin Cabdulcasiis Aala Sucuud, qaar ka mid ah diblomaasiyiin, Wasiiro hore, janaraalo, Dhakhaatiir, qaar kamida tujaarta waaweyn ee Sucuudiga, Sheekha ama Suldaanka guud ee Beelaha maxamad Bal-Axmar iyo saxafiyiin ruugcadaa ah ayaa ka soo qeyb galay kulan casho sharfeed ahaa oo uu noo sameeyay mid ka mid ah ragga ilaahay wax siiyey ee ganacsatada waawayn ee Jeddah iyo Sucuurigaba ah.

Amiirka oo midigtayda fadhiya ayaa ahaa mas’uul sharafeedka xaflada waxa aan muddo xoogaa ah gaar uga sheekaysanay dalkayga Somaliland iyo xaalkiisa guud, wanaagiisa, amnigiisa, fursadaha ganacsi ee baaxada leh ee yaalla, kheyraadka ku duugan iyo maalgashiyada balaadhan ee ka bannaan, walaalayaal sida aan hore idiinku sheegay goob-waliba hadal ku haboon ayay leedahay, anigu sida ragga qaar ma taraaro mawjadana kama baxo.

_Dadkaygoow_Raxmaan_Babaynu_leenahay

              Ahmed Safiina 
Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.