Barack Obama oo Markii Ugu Horeysay dhaliilo Culus U Jeediyey amarka Madaxweyne Trump

Xafiiska Barack Obama ayaa soo saaray war qoraal ah oo uu ku sheegay, in madaxweynaha hore ee Maraykanka uu la dhacay dibed baxyada ballaaran ee looga soo horjeedo, amarka uu madaxweyne Trump ku mamnuucayo dadka ka yimaada waddamada Muslimka ah qaarkood.

Afhayeenka Obama, Kevin Lewis, ayaa sheegay in hogaamiyaha hore uu si weyn u khilaafsan yahay in dadka loo takooro diinta ay aaminsan yihiin.

Waxa uu sheegay in ay tahay in la dhagaysto shacabka muujinaya dareenkooda, isla markaana mar waliba la raaco qiyamka uu ku dhisan yahay Maraykanka.

Dhanka kale, in ka badan hal milyan oo qof oo ku nool Britain, ayaa saxiixday dalab ay uga codsanayaan dowladda inay baajiso booqashada la qorsheynayo inuu Trump ku tago dalkaasi dabayaaqada sanadkan.

Dalabkan ayaa jawaab u ah amarka uu soo saaray madaxweyne Trump oo ka dhan ah qaxootiga.

Kuwa ka dambeeya dalabkan ayaa ku doodaya in boqorada ay ceeb ku tahay haddii Trump uu booqdo Britain.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.