Barnamujkeeni Caanka Ahaa Somaliland-maanta Oo dib uga bilaamaya Soo Diyaarintiisa SLNTV Xaruntiisa LONDON Studiyaha labaad.

London(TVSLE)- Baranumjka Somaliland-maanata oo hore uga bixi jirey SLNTV xaruntiisi Sweden ayaa hada dib wasarda Warfaafinta Somaliland uga biilabeysa Studiyaha TV-qaranka ee London barnamuujkaas ayaa waxaa soo saare ka noqonaya wariye Dalmar oo hore barnaamujkaas usoo deyn jirey,
Barnamujka Somaliland-maanta ayaa waxaa lagu soo qaadan doona dhacdooyinka warar ee ugu waaweynaa Somaliland Todobadkaas waxanad kala socon doontaan SLNTV sidoo kale baraha Bulshada.
Tvsle.












