Booliska Ingiriiska Oo Baadhaya Maydka Wiil Uu Dhalay Amiirka Shaariqa Ee Imaaraadka Carabta Oo Laga Helay Magaaladda London.

London)-Marxuumkaasi oo la odhan jirey Sheekh Maxamed Bin Sultaan Bin Maxamed Al-qaasimi ayaa la sheegay in maydkiisa laga helay Suuliga Hoygiisa oo ku yaalla DegmaddaEast Grinstead oo dhanka Koonfur kaga toosan magaalada London.

Marxuumka oo 39-jir ahaa waxa uu Milkiyad u lahaa Rugta Naqshadaynta Istaylka Labiska ee “Qaasimi”, wuxuuna ganacsigaasi ku soo dhex jiray tan iyo sannadkii 2008-dii.

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa London ayaa qoray in Marxumka maydkiisa shalay laga dhex helay Suuliga Qubeyska ee Dhismihii uu degganaa, iyadoo ay hareerahiisa daadsanaayeen Cirbadaha duritaanka, iyo Taay si xoogan ugu xidhnaa gacantiisa.

Dowladda Imaaraadka waxay ku dhawaaqday 3 maalmood oo baroor-diiq Qaran, waxaana hoos loo dhigay Calanka dalkaasi.

Madaxweynaha Imaaraadka, Sheekh Khalifa Bin Zayed Al-nahyan waxa uu ka tacsideeyey geerida Marxuumkaasi.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.