Burco: Guddoomiye Cirro Guryahooda ku Booqday Caaqil iyo Mujaahid Caan ka ah Gobalka Togdheer + Sawirro

Burco (Tvsle)- Guddoomiyaha gollaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro ” ayaa maanta guryahooga bookhasha kala duwan ugu tegay Caaqil Xuseen Cabdi Ciise Oo ah Caaqilka Ugu Da’da Wayne Cuqaasha Gobalka Togdheer iyo Mujaahid Muuse Maxamed ismaciil Oo ku Magac Dheer (Muuse-Faqash) Oo ka Mid ahaa Sarakishii Ururkii SNM,kaas oo dhowrkii Sano ee u Danbeeyayba Xanuun u Jiifay guriga uu ka Degan yahay Magaaladda Burco.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaradka Waddani C/raxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) Oo ay Weheliyaan Madaxda Xisbiga Mucaradka Waddani Ee Gobalka Togdheer, waxay bookhasho ugu tegeen  Caaqil Xuseen Iyo Mujaahhid Muuse Maxamed Ismaaciil,kuwaas  oo sanadihii ugu dambeeyey guryahooga ay ka kala degan yihiin magaalada burco la kala jiifay xanuun kala duwan oo asiibay,

Ugu dambayntii Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa ilahay uga Baryay Caaqilka iyo Mujahidkaba inuu Cafimad Sarecan alle Siiyo oo uu ka kala dul-qaado xanuunad haleelay.

Tvsle.net

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.