CABDIMAALIK COLDOON OO U BUSHAAREEYAY DHALINYARADA GUUR MEERKA AH

Waxa aanu idin ogaysiinaynaa in aanu dhaqaajinay mashruuc aanu ku magacawnay #Labadeena oo ah mashruuc lagu fududaynayo guurka, talooyina lagu bixinayo.

Labadeena si aad u fahantid sida uu u shaqaynayo , akhriso qodobada soo socda:

1- waxa uu kula raadinayaa qofkii aad nolosha la wadaagi lahayd , adoo soo gudbinaya sifooyinka iyo shuruudaha aad rabtid .

2- waxa lagu bixiyaa talooyin, la siinayo kuwa xaaska ah, kuwa isjecel ee aan xaas noqon iyo kuwa aan wali waxba dhaqaajin ee l’a meel ay wax ka dhaqaajiyaan iyo si ay wax u dhaqaajiyaan.

3- Dadka doonaya in ay adeega #labdeena ka faa’idaystaan waa in ay isdiiwaangaliyaan, waxaana laga rabaa in ay bixiyaan $50 hadii ay gudaha joogaan ama $100 hadii ay debedda joogaan. Marka ay hawshu u hirgashana waxa laga rabaa $500 kuwa dalka ku nool, ama $ 1000 kuwa qurbaha ku nool.

4-si ku meel gaadh ah noogu soodir macluumaadkaaga iyo sida aad wax u rabto email-kan : labadeena2@gmail.com

Waa ku kaa

#labadeena

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.