Ciidan gadoodsan oo la wareegay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Soomaaliya.

Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in ciidan gadoodsan oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ay la wareegeen Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.

Ciidamadan oo ah kuwo fara badan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa xiray qeybo ka mid ah wadada warshadaha iyo waddooyinka soo gala Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.

Sidoo kale Ciidamada ayaa diiday in la galo ama laga soo baxo xarunta, waxaya ay sheegeen inay ka gadoodsan yihiin mushaarkooda oo aanay dhowr bil helin, oo ay xaquuqdooda ka maqan tahay

Saraakiisha ciidamada ayaa dadaal ugu jira inay xaliyaan xiisada, isla markaana ciidamada dib loogu celiyo xerooyinkooda.

Madaxweynaha ayaa dhowaan sheegay inay ku guuleystaan in dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ay bixiyeen mushaaraadka ciidamada iyo shaqaalaha dowladda, hase ahaatee ciidamada ayaa ku doodaya in aysan wax mushaar helin dhowr bilood

Waa markii labaad oo ciidamo ka tirsan Milateriga ay gadood sameeyaan, tan iyo markii uu xilka la wareegay Madaxweyne Farmaajo.]

Sources;Jowhar

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.