Ciidankii Liyuu Booliska Ee Kililka Shanaad Ee Itoobiya Oo Mar Kale Dad Ku Laayay Deegaanka Xaashi Cagoole Oo Kuunfur Hawd Ka Xigta Degmada Gaashaamo

Hargeysa(Tvsle)- Ciidanka Liyuu booliska ee kililka shanaad ee Itoobiya ayay wararku sheegayaan inay maanta na 13 qof ku dileen deegaanka Xaashi Cagoobe oo dhanka koonfur hawd kaga beegan degmada gaashaamo, iyadoo shalayna dad kale oo tiradoodu badan tahay ku laayay deegaanka Jaamac Dubad.

Sidoo kalena waxay wararku intaa ku darayaan in dadwaynaha deegaankaasi ay iska cabin kala horyimaadeen cidamadii dawlada itoobiya ee xasuuqa ka gaystay deegaanka Jaamac Dubad waxaana halkaasi ka dhashay dagaal.

Wararka ayaa sheegaya inay jiraaan dhimasho iyo dhaawac dhanka ciidamada ah waxaana wali deegaankaasi ka socda sida naloo sheegay dagaal u dhaxeeya dadwaynaha magaalada Xaashi Cagoole iyo hawdka ku teedsan koonfurta Gaashaamo iyo ciidamada Liyuu Booliska.

Ciidamadan Liyuu Booliska. ee dalwada itoobiya ayaa la shegay inay wadeen qorshe ay ku xasuuqaan dadwaynaha deegaanka Xaashi Cagoole balse dadwaynaha degaanka oo gadoodsan aya iyaguna iska caabiyey waxaan halkaas ka dhashay dagaal khasaare sababay.

Walima jiraaan warar rasmi ah oo kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalka dhex maray dadwaynaha deegaanka xaashi cagoole iyo ciidamada Liyuu Booliska..

Source Ramaasnews

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.