});

DAAWO: Xidigii Hore Ee Kooxda Arsenal José Antonio Reyes Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday.

London)Kooxda kubada cagta saville ee ka dhisan wadanka Spain ayaa shaacisay inuu shil gaadhi ku dhintay ciyaaryahankeedii Jose Antionia Reyes oo 35 jir ahaa.

Way soo saartay kooxda Saviile ayaa lagu sheegay in ciyaaryahankani uu ku dhintay shil gaadhi ” xidigii ay jeclayd kooxda Saville ee Jose Antonia Reyes waxa uu ku dhintay shil gaadhi, nabad ayaan u rajaynaynaa” ayaa lagu yidhi fariin lagu baahiyey boga Twitter-ka ee kooxda Saville. Ciyaaryahankan geeriyooday ee Jose Antonia Reyes ayaa sideedii sanadood ee ugu dambeeyey u ciyaarayey kooxda Saville isaga oo ka soo mid noqday kooxdaha Athletic Madrid iyo Real Madrid ee dalka Spain isla markaana ka mid ahaa kooxdii Arsenal ee sanadkii 2003-2004 ku qaadday horyaalka Ingiriiska iyada oo aan laga badin. Sidoo kale dalka Spian oo uu u dhashay ayuu u saftay 21 tartan oo caalami ah. Hoos ka DAAWO siduu shilku u dhacay..

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

HALKAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO Xafladi Lodon Ruxday Ee Reer Somaliland Iyo Waxii Lagu Soo Bandhigay

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.