Dablay Afduubtay Qaar Kamid Ah Ehelada Madaxweynaha Dalka Nigeria.

Dabley hubeysan ayaa hoggaamiye dhaqameed maxalli ah ka afduubtay degmada Daura ee dalka Nigeria, sida ay sheegeen booliska. Ninkan la afduubtay ayaa kamid ah ehelka madaxweynaha Nigeria, Muhammadu Buhari. Muusa Cumar ayaa xalay ay dableydu ka afduubatay xilli uu ku sugnaa gurigiisa, sida uu Radio lugo badan u sheegay afahayeen u hadlay booliska gobolka Katsina. Deegaanka uu afduubka ka dhacay ayaa waxaa kasoo jeeda madaxweynaha Nigeria. Dableyda ayaa dhaawacday mid kamid ah booliska ilaalinayay ninkan. Xafiiska madaxweyne Buhari kama uusan hadlin weerarkaas. Inta badan, kooxaha wax qafaasha ee ka howlgala waqooyiga Nigeria ayaa codsadaa in la siiyo lacago madax furasho ah. Talaadadii, koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday labo tuulo oo ku yaalla gobolkan, waxaa ay ku dileen 14 qof. Dowladda Nigeria waxay sheegtay inay tallaabo qaadeyso balse waxay u muuqata in xaaladda ay faraha ka baxday.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.