DAWLADA SACUUDIGA OO SAFIIRKOODII JARMALKA U YEEDHAY


Dowladda Sacuudiga ayaa dib ugu yeeraysa safiirkii u fadhiyay dalka Jarmalka taasi oo ay kaga cabanayaan hadal uu jeediyay wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka.
Sigmar Gabriel ayaa muujiyay walaaciisa ku aadan xaaladda Lubnaan iyo musiibadda bina’aadanimo ee ka taagan yamen.
Balse wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka Sigmar Gabriel oo ka hadlayay shir jaraa’id oo ay wada qabteen dhigiisa Lubnaan ma uusan carab baabin Sacuudiga.
Hasa yeeshee mr Sigmar ayaa sheegay in Lubnaan looga baahan yahay calaamad muujinaysa in dhaqdhaqaaqa Xariiri aan la xaddidin.
Bayaan uu soo saaray wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga oo lagu baahiyay wakaaladda wararka ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in wararka sheegaya in mr Xariiri dhaqdhaqaaqiisa la xaddiday ay yihiin warar been abur ah.
Dowladda Sacuudiga ayaa sidoo kale qoraal cabasho ah u gudbin doonta safiirka Jarmalka u fadhiya Riyadh.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.