});

Dawladda IRAN Oo Soo Saartay Digniin Culus

Iran hadda kadib iskama indha tiri doonto dambiyada badda ee ka dhacaya Gacanka, waxaa sidaas maanta sheegay wasiirka arrimaha dibedda dalkaas, maalin kadib marki Tehran ay qabatay markab laga leeyahay Iraq, oo ay ku eedeysay inuu gudbinayey shidaal sharci-darro ah.

Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee Iran ayaa markabaas iyo toddobo shaqaale ah oo saarnaa ka qabsaday Jasiidda Farsi ee Iran, ee ku taalla waqooyiga Marinka Hormuz, sida ay sheegeen warbaahinta dowladda.

Tallaabadaas ayaa loo arkay mid Iran ay ku muujineyso awooddeeda, xilli ay xiisad xooggan kala dhaxeyso Reer Galbeedka, taasi oo wasiirkeeda arrimaha dibedda Mohamed Javad Zarif uu ku eedeeyey inay hurinayaan mas’uuiliyiinta Mareykanka.

“Iran way cafin jirtay qaar ka mid ah dambiyada badeed ee ka dhacaya Gacanka, hase yeeshee mar dambe indhaha kama xidhan doonto” ayuu Zarif ku sheegay shir jaraa’id

Waxa uu cambaareeyey cunaqabateynta ay Mareykanka arbacadii kusoo rogeen isaga, isaga oo sheegay in Washington ay xidhatay albaabkii diblomaasiyadda ee heshiiskii Nuclear ee la gaadhay sanaddii 2015, kaasi oo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ka baxay sanadkii tagay.

“Inaad xayiraad saarto wasiir arrimo dibadeed waxay ka dhigan tahay wada-hadallada oo fashilmay” ayuu yidhi.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.