DEG-DAG:-Ciidamada Booliska Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Siyaasi Cabdillaahi Daamur+Jidh Dil Xooggan u Geystay Xoghayaha Garabka Dhallinyarada WADDANI

Hargeysa(TVSLE):-Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa goor-dhaweyd xabsiga u taxaabay Siyaasi Cabdillaahi Daamur oo ka mid ah hoggaanka Xisbiga WADDANI iyaga oo sida oo kale na jidh dil xooggan u geystay xoghayahii garabka dhallinyarada heer qaran ee Xisbigaasi Md.Aftax Siciid Jaambiir xili ay Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ay  u joogeen dhageysiga dacwadda siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga WADDANI oo muddooyinkii dambe ku xidhnaa Jeelka weyn ee Hargeysa.

Illaa hada lama garanaayo sababta loo xidhay mas’uuliyiintan balse sida ay dad goob-joogeyaal ahi noo xaqiijiyeen, ayaa sheegaya in ciidamada Boolisku ay si juujuub ah gaadhiga Maxaabiista ugu tureen siyaasi Cabdillaahi Daamur halka Xoghaye Aftax oo isna garab-joogay loo geystay jidh dil aad u xooggan ka dib markii uu ciidamada weydiiyey sababta loo xidhaayo siyaasi Daamur, waxaana hada xaaladdiisa caafimaad lagu dabiibayaa Cisbitaalka weyn ee Hargeysa.

Xadhiga siyaasiyiinta mucaaradka ah, ayaa muddooyinkii dambe si aada u soo badanaayey maadaama la joogo xili kala guur ah oo ay u muuqato in ay meesha ka sii baxayso xukuumadda hada talada dalka haysa ee KULMIYE taasi oo miciin biddey xadhi, cago-jugleyn iyo weli ba sida oo kale cabudhin ay siyaasiyiinta mucaaradka ah ka hor istaagayso in ay si caadi ah u gutaan hawlahooda shaqo ee siyaasaddeed.

1 Comment on DEG-DAG:-Ciidamada Booliska Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Siyaasi Cabdillaahi Daamur+Jidh Dil Xooggan u Geystay Xoghayaha Garabka Dhallinyarada WADDANI

  1. viagra commercial woman blue dress
    max viagra dosage recommendations
    cost of levitra vs viagra
    side effects of mixing viagra and cialis

Leave a comment

Your email address will not be published.




You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.