});

DEG DEG;Madaxwaynaha Somaliland Oo Digreeto Madaxwayne Ku Magacabay Maareye Ku Xigeenka Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Somaliland

Madaxwaynaha Somaliland Oo Digreeto Madaxwayne Ku Magacabay Maareye Ku Xigeenka Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Somaliland. Wareegto Madaxweyne: 28/03/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-278/032019​, ku magacaabay​ Maareeye ku xigeenka Haamaha Keydka Shidaalka Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaanay u dhignayd wareegtada madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay:​Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad; Markaan Tixgeliyey:​Ahmiyadda ay Haamaha Kaydka Shidaalku u leeyihiin Dhismaha Qaranka; Markaan Arkay:​Aqoontiisa, Kartidiisa, iyo Waaya-aragnimadiisa; Markaan ku Qancay:​In uu Hanan Karo Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan; Markaan Sameeyey: ​La-tashi; Waxaan Go’aansaday; In Mudane, Carfaan Xaamud Cabdoo, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Ku Xigeenka Haamaha Kaydka Shidaalka Jamhuuriyadda Somaliland. Allaa Mahad Leh Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.