Dhacdo Ugub Ah: Waraabe Awr Ku Dhex Cunay Gudaha Magaalada Hargeysa

Hargeysa(Tvsle) -Waraabe ayaa ku cunay gudaha magaaalada Hargeysa Awr ka mid ahaa kuwa iibka loo keeno saylada magaalada oo sida la filayo magaalada kaga dhex baxsaday dadkii watay.

Awrkan oo seetaysnaa ayaa uu waraabihu ku cunay meel waxyar uun u jirta taliska guud ee ciidanka qaranka oo uu habeenimadii awrkaasi ku dib jiray, waraabaha ayaa awrka nabaro badan gaadhsiiyay, waxase uu ka soo riday caloosha taas oo sababtay dhimashadiisa.

Dadka la deriska ah goobtan waraabuhu uu Awrka ku cunay ayaa sheegay inay maqlayeen cabaadka awrkaas oo xad dhaaf ahaa, waxse dadkaasi aanay filayn in waraabe magaalada gudaheeda uu ku cunaayo Awrka.

Mudooyinkii ugu danbeeyay waxa ku soo badanaaya magaalooyinka waaweyn ee Somaliland geela loo daaq keeno, kaas oo aad u cuna dhirta ay ka midka yihiin tiinka,ciinka iyo waliba dhirta hadhka dadka magaaladu ay u beertaan, waxse haatan ah mid cusub in waraabihiina uu geeli magaalada soo galay ka daba yimi.

Xigasho: Ogaal

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.