Dhalinyaro Koox Koox Ah Oo Ku Hubaysan Faashash Iyo Mindiyo Oo Ku Dhex Dagaalamaya Magaalada Berbera Iyo Khasaare Ka Dhashay

Hargeysa(Tvsle)- Dhalinyaro u wada socda hab kooxaysi ay ayaa lilaa iyo todobaadkan horaantiisii ayaa waxa magaalada berbera isku laynaayay dhalinyaro koox koox isu ugaadhsanaysa kuwaas oo kasoo kala jeeda xaafadaha Shacabka iyo Moosko ilaa hada si dhaba looma oga sababta ay dhalinyaradani isku laynayaan iyo waxa ka dhexeeya. waxse iyagu intii awoodooda ahayd la tacaalay Ciidamada booliska Berbera oo aan ilaa hada ku guulaysan inay dhalinyaradaas dagaalka isku haya soo wada qabqabtaan oo xabsiga dhigaan soo afjaraan dagaalkaas.

Dhalinyarada islaynaysa ayaa waxa la sheegay inay sitaan faashash iyo midiyo kuwaas oo la sheegay in qaar kamida dhinacyada dhalinyarada islaynaya uu dhaawacyo kasoo gaadheen maalmihii uhoreeyay ee dagaalku bilaamay meel lagu daweynayana aan ilaa hada la ogayn inta dhaawacoodu leegyahay.

Galabta casarkii ayaa waxa la sheegay in laysku weeraray dugsiga sare ee Cabdisalaan Secondry School oo kuyaala agagaarka Xabaashii Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal halkaas oo dhalinyarada dagaalamaya qaar kamidi kaga jireen itaxaankii dugsiyada sare oo ka bilaamay Gobolka Saaxil waxaana la sheegayaa inay ku dhawacmeen afar kamida dhalinyaradaas itaxaanka ufadhiday oo gacmaha iyo dhabarka lagaga dhuftay faashash iyo midiyo sida uu noo XAqiijiyeen sadex kamida dhlinyaradaas dhawacu soo gaadhay oo lakala yidhaa Magacayadooda Fu, aad Cabdi Xudhun, Axmed Cabdillahi Koojaar iyo Cabdicasiis Maxamed Cali sadexdan wiil ayaa kamida ah dhalinyarada lagu weeraray dugsiga Cabdisalaan Secondry School iyuaga oo Galabta kujira itaxaankii.

Geesta kale waxa habeenkii xalay iska horimaad ka dhacay xaafada shacabka gaar ahaan agagaarka Xarunta haayada Sos ee Berbera halkaas dhalinyarada xaafadaha moosko iyo shacabku isku farasaareen waxaana halkaas khasaare ka soo gaadhay sida la sheegay mukhaayado goobahaas kuyaala oo la burburiyay wixii agab yaalay dadkii fadhiyayna laga eryaday oo dhalinayarda isdilayaa isla jiidheen, ciidamada Booliska Berbera oo habenkii xalay goobtaas gurmad ahaan uyimi ayaa kala eryay dhalinyaradaas balse ma jiraan cid ay ka qabteen oo xabsiga loo taxaabay sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayaal aanu wareysanay.

Dhacdooyinkan ayaanay ilaa hada ka hadlin Masuuliyiinta Gobolka Saaxil iyo degmada Berbera oo arinkani khuseeyaa sidoo kale Ciidamada booliska Berbera ayaan iyaguna wax wara kasoo saarin weerarka dhalinyaradu isku hayaan ilaa hada.

Xigasho Berberatoday

33 Comments on Dhalinyaro Koox Koox Ah Oo Ku Hubaysan Faashash Iyo Mindiyo Oo Ku Dhex Dagaalamaya Magaalada Berbera Iyo Khasaare Ka Dhashay

  1. kamagra usa website
    cost of kamagra jelly
    kamagra kopen rotterdam winkel
    kamagra vs kamagra gold

  2. fildena 100 online
    fildena 100 mg direction
    fildena 100 purple for sale
    fildena 50 side effects

  3. Great internet site! It looks very expert! Keep up the excellent job!Revolve Clothing

  4. Whoa….such a invaluable web page.Revolve Clothing

  5. Hi it’s me, I am also visiting this site daily, this web page is truly pleasant and the users are genuinely sharing fastidious thoughts.Revolve Clothing

  6. Greetings, well put together website you have got presently.Revolve Clothing

  7. say thanks to so considerably for your web site it helps a whole lot.

  8. Great internet site! It looks really expert! Maintain the excellent job!Revolve Clothing

  9. Wow because this is great work! Congrats and keep it up.

  10. Regards for sharing this neat website.

  11. Hi it’s me, I am also visiting this site daily, this web page is truly pleasant and the users are genuinely sharing fastidious thoughts.Revolve Clothing

  12. Wow because this is great work! Congrats and keep it up.Revolve Clothing

  13. Hi it’s me, I am also visiting this site daily, this web page is truly pleasant and the users are genuinely sharing fastidious thoughts.Revolve Clothing

  14. Greetings, well put together website you have got presently.Revolve Clothing

  15. Regards for sharing this neat website.Revolve Clothing

  16. You have the best websites.Revolve Clothing

  17. Your stuff is incredibly helpful.

  18. You have the best websites.

  19. I constantly spent my half an hour to read this website’s articles or reviews daily along with a cup of coffee.Revolve Clothing

  20. Just desired to state I’m pleased I happened on your site!Revolve Clothing

  21. say thanks to so considerably for your web site it helps a whole lot.

  22. Your stuff is incredibly helpful.Revolve Clothing

  23. Love the website– very user friendly and whole lots to see!

  24. Greetings, well put together website you have got presently.Revolve Clothing

  25. You’re an extremely useful internet site; couldn’t make it without ya!Revolve Clothing

  26. Great internet site! It looks really expert! Maintain the excellent job!Revolve Clothing

  27. say thanks to so considerably for your web site it helps a whole lot.Revolve Clothing

  28. Hi it’s me, I am also visiting this site daily, this web page is truly pleasant and the users are genuinely sharing fastidious thoughts.Revolve Clothing

  29. Every little thing has changed considerably in the past couple of decades. The my canadian pharmacy growth of internet marketing and e-commerce has actually boosted the financial arms of people. The on-line Canadian Drug store is amongst the many facets which [url=http://canadianpharmacyinlinestore.com/]www canadiandrugs com[/url] has established within this network. It has completely removed the drug store industry by storm around the globe and transformed the whole scenario upside-down. Now, people are avoiding import of medicine from the area pharmacies and also making use of the web solution a lot more conveniently. The online medication shops economical; prescriptions may be required as well as they have obtained in-house physicians in order to advise medicine based upon our demands. This setting of business is extensively used by the north American and also Western consumers.

Leave a comment

Your email address will not be published.




You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.