DHEGEGYSO: BARNAAMIJKA HIRAD JIMCE 29KA JANUARY 2016 (Last Program)

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamijkii Hirad ee ugu danbeeyey. Waana barnaamijkii Jimcaha. Waxa aad ku maqli doontaan dhammaantii is-xog-waraysi ku saabsan Hirad iyo geeddi-socodkiisii.
Waxa barnaamijka soo saaray Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). Waxaana xog-waraysiga ku wehelinaya Siciid Xagaa Afrax, Muuna Maxamuud Cabdi, Mahad Jaamac Koronto iyo Maxamed Shiil Xasa.
BARNAAMIJKA HIRAD JIMCE 29KA JANUARY 2016 (Last Program)
Tvsle.net
Leave a comment