});

DAAWO “Dowladda Iyo Dadka Reer Somaliland Waxaan Leeyahay…” Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Maamulka FARMAAJO Ku Canaantay Markabkii Ay Xayireen Sucuudiga

Muqdisho)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka hadlay Arrinta Xoolaha, isaga oo dawladda Farmaajo ku canaantay tallaabadda ay ku xayirtay xoolaha Somaliland.


Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ku yidhi:

“Waxaan ka xummahay ganacsatada iyo xoolo dhaqatada Somaliland ee culeysku ka soo wajahay markabka ay saaran yihiin 20ka kun ee neef ee ariga ee dekedda Jeddah loo diiday inuu ku dejiyo xoolaha.

Waa wax ay ka maran tahay mas’uuliyad ummadeed in la siyaasadeeyo arrimaha horumarinta, ganacsiga iyo gargaarka oo dhammaan si toos ah u taabanayo nolosha muwaaddinka caadiga. Gaar ahaan arrinka markabkaan, waxay si toos ah u taabanayaa nolosha dadka reer guuraaga ah ee duruufaha ka yimid isbaddelka cimilada awalba la tacaalayay.

Dowladda Somalia waxaan ku boorinayaa in nolosha dadka Soomaaliyeed wax walba laga hormariyo. Dadka qaarkiina ay qabkooda dib u liqaan.

Dowladda iyo dadka reer Somaliland waxaan leeyahay “SI JIRTABA SIIMA JIRTO” ee idinkuna isxakameeya.”

HALKAN HOOSE KA DAAWO XASAN SHEEKH

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

HALKAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO Xafladi Lodon Ruxday Ee Reer Somaliland Iyo Waxii Lagu Soo Bandhigay

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.