“Ficiladda Lagu Laynayo Caruurta, Xadhigga Odayaasha Iyo Ganacsatada, Waxay Qeyb Ka Yihiin Kicinta Bulshadda”. Cabdirashiid Xasan Mataan

 (Tvsle)- Musharraxa madaxweyne-ku-xigeenka ee xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa si kulul uga hadlay dhacdadii boorama ka dhacay ee ciyaaraha ka dhalay, isagoo qoraal uu soo saaray uu u dhigna sidan:

“Xaaladda dalka lagu maamulay shan sano iyo cudurka qabyaaladeed ee ay abuurtay ma suurto galinayso caafimaad dhalanteed ah iyo ciyaaro hufan.
Ficilada lagu laynayo caruurta, xadhigga odayaasha, ganacsatada iwm waxay qayb ka yihin kicinta bulshada
Mashaqada ka socota Borama iyo sida ay xukuumaddu u maamulaysaana waxay u eg yihiin mashariicdii lagu burburinayey qaranimada SL.
Waxa hore la inoogu caawiyey qalabkii police ka ee laga hortagayey rabshadaha, lama isticmaalo, mana ogin in dalka dib loga saaray oo la cash gareeyey iyo inkale mana garanayno waxa loo isticmaali waayey ee xabad nool caruurta loola dhacayo.
Taliye Fadal intii uu talada policeka hayey waxa ay police ku dileen ubad tiro badan, waxaa lagama maarn ah dilalkii dhacay ay baarlamaanku wax ka waydiiyaan isla markaana la horgeeyo maxkamad oo sharciga la mariyo masuuliyaddi dilalakaa.
Masuuliyad darrada hoggaanka police ka iyo wasaaradda gudaha iyo aamusnaanta kusimaha Madaxwaynahu ba waxay halis ku tahay wadajirka shacabka.
Walow aanan Gud Sulaymaan ku ogayn nabad talisnimo haddana waxaan golaha guurtida ee uu guddoomiyaha u yahay u soo jeedinayaa in falalka dhacaya laga gurmado.
Dhalinyarada iyo shacabka awdal guud ahaan waxaan kula dardaarmi lahaa in ay isdejiyaan, caqligu ha shaqeeyo ee yaan caadifaddu shaqayn. Reero isma haysataan ee dawlad aad Madaxwayne ku xigeen keeda leedihiin xilliga falalkani dhacayaana ah hoggaanka dalka ama kusimaha madaxwaynaha ayaa leh masuuliyadda koowaad ee qaabka loo maamulay mashaqada boorama.
Xukuumadda waxan leeyahay cagta haloo dhigo amniga dalkana hala dhowro. Odayada xidhanna hala siidaayo, dhagar qabayaashii dilalka gaystayna hadii ay tahay tii lagu dilay askarta iyo haddii ay tahay askartii caruurta laysayba degdeg loo hor keeno sharciga.”

Tvsle.net

1 Comment on “Ficiladda Lagu Laynayo Caruurta, Xadhigga Odayaasha Iyo Ganacsatada, Waxay Qeyb Ka Yihiin Kicinta Bulshadda”. Cabdirashiid Xasan Mataan

  1. Hoyadaadii afka qadhmuunayd was, huush huush dhashay, waa kaba shaagle xun, waxayna is moodeen wax aanay ahayn, waana Dameertii fardaha la miratay ee in ay ka mid tahay is moodey, walee haddii aad rabashada iyo kibirka joojin weydaan in Boorame la idin ka qaadi, huunayaha huunadu dhashay, shalay baa la idin Saamaxay, markaasaas hadda kibirteen, laakiin waxbaa ka dambay ee sii wada.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.