Gaadhi walxalaha qarxa Laga Soo Buuxiyey oo lagu qabtay Magalada Boosaaso (Sawiro)

Ciidamada  Puntland ayaa ku qabtay gaari waxyaabaha qarxa sida iyo dadkii saarnaa gaarigan oo la doonayey in lagaliyo gudaha magaalada Boosaaso.

Ciidamada ayaa soo bandhigay qalab kala gedisan oo waxyaalaha qarxa ah iyo sidoo kale labo ruux oo lagu eedeeyay inay wateen ayna doonayeen in ay qaraxyo ka fuliyaan magaalada Boosaaso.

Qalabka saarnaa gaarigan oo ahaa kuwa waaweyn ee xamuulka qaada ayaa waxaa ka mid ah  bambooyin, taarikooyin gaadiid oo laga isticmaalo Soomaaliland iyo Muqdisho ,isgaarsiin casri oo noocaya ay ciidamadu isticmaalaan ah iyadoo gaariga qalabkan ay saarnaayeen laga qabtay kantaroolka weyn ee magaalada Boosaaso.

Qaraxyada loo adeegsado gaadiidka ayaa ku soo badanayay deegaano kamid ah maamul goboleedka Puntland iyadoo maamulkaasi ay dagaalo kula jiraan ururada Alshabaab iyo IS.

 

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.