Gaalkacyo: Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Toori Lagu Dilay Iyo Fahfaahin *

Gaalkacyo)-Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug gaar ahaan xaafadda Garsoor ayaa sheegaya in xalay rag dhalinyaro ah xalay toorey ku dileen mid ka mid ah Gabdhaha ku dhaqan magaalada oo xiligaa sida la sheegay ka soo baxday tukashada Salaada Taraawiixda. Nimco Cumar Shire ayaa u geeriyootay dhaawac halis ah oo ka soo gaadhay tooray laga galiyay dhuunta, waxaana goobta ka baxsaday raggii weerarka ku soo qaaday gabadha. Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada dilka Gabadha iyo sababta loo dilay, waxaana xusid mudan in horay sidan oo kale Gaalkacyo uga dhaceen falal dil iyo kufsi isugu jira oo lagula kacay hablo aad u da’yar. Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinac maamulka oo la xiriira dilka gabadha xalay la sheegay in tooreyda lagu weeraray.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.