Golaha Wakiillada Oo Maanta cod ku hor-Is-Taagay Wareejinta Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera

Hargaysa(Tvsle)- Golaha wakiiladda somaliland ayaa fadhigoodii saaka cod u qaaday wareejinta haamaha kaydka shidaalka ee berbera waxana ay golaha wakiiladda saaka cod aqlabiyad ah ku diideen wareejinta haamaha kaydka shidaalka oo muddo 25 sano ah lagu wareejin lahaa 7doba shirkadood oo gaar loo leeyahay.

Fadhigii Golaha wakiiladda oo uu guddoominayay Guddoomiyaha Golaha wakiiladda mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa cod u qaaday wareejinta haamaha kaydka shidaalka.

Xildhibaanadda Golaha wakiiladda somaliland oo saaka fadhigooda ay kasoo xaadireen 50 mudane Waxaa in Kaydka haamaha shidaalka Lagu wareejiyo shirkaddo ganacsi diiday 40 Mudane halka sagaal mudane oo ka tirsan golaha wakiiladduna u codeeyeen wareejinta haamaha kaydka shidaalka siddoo kale 5 mudane ayaa ka aamusay.

Xildhibaanadda Golaha wakiiladda ayaa siddoo kale u codeeyay in haamaha kaydka shidaalka la hoos geeyo wasaaradda Ganacsiga iyo maalgashiga .

Arrintani ayaa ka dambaysay kadib markii Xukumadda somaliland todoba shirkadood oo gaar loo leeyahay u qoondaysay in lagu wareejiyo haamaha kaydka shidaalka ee Magaaladda Berbera .

golaha w

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.