});

Halkan Ka Daawo:Gudomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Iyo Hay’adda Boqor Salmaan Oo Maanta Heshiis Kala Saxeexday.

Waxaa Qoray Idiris Maxamed Dabshid

Heshiskan oo ay siwada jira u saxeexeen gudoomiyahay hay’adda qaxpoontiga iyo barakacayaasha qaranaka iyo kuxigeenka hay’adda boqor salmaan Foundation u qaabilsan geeska Africa ayaa ugu horayn munaasibada heshiiska lagu kala saxeexanayay waxaa ka hadlay gudoomiyahay hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka mudane Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif) oo ugu horayn hay’adda boqor salmaan uga mahadnaqay gurmadkii degdega ahaa ee ay lasoo gaadheen dadkii waxyeeladu kasoo gaadhay dabkii dhawaan ka kakacay xaafada barakacayaasha ee Naasahablood (B),sidoo kale gudoomiyuhu waxaa uu sheegay kuna amaanay hay’addaasi in wixii kaalmooyin ah ee ay ugu talo gashay qaxoontiya iyo Barakacaayasha ay maanta laga biloobo si toosa usoo marin doonto hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka. oo aanay Hay’addo kale oo international iyo local midna soo marin. Geestiisana goobtii lagu kala saxeexanayay heshiiskaasi waxaa ka hadlay Yuusuf Albuluushi oo ah ku xigeenka gudoomiyahay hay’adda boqor salmaan u qaabilsan Geeska Aafrica kaas oo ugu horayn u mahadnaqay xukuumada Somaliland gaar ahaana hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaashaqa qaranka oo si fiican usoo dhawaysay,waxana uu sheegay in deqdii dhawaan ay gaadhsiiyeen barakcayaasha ku nool Naasa-hablood anay noqno doonin tii ugu danbaysay balse ay noqon doonaan kuwo socda islamarkaana si toosa loo soo marin doono hay’adda qaxoontiga iyo barakacayasha qaranka.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.