Halkan ka dhegaysta Muxaadiradii xalay ee WAA KUMA AQOONYAHAN iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muxaadiroo uu cinwaankeedu ahaa Waa kuma Aqoonyahan oo xalay lagu qabtay magaalada Hargeysa. Muxaadiradan oo ay soo qabanqaabisay Jaamacadda Islamic Online University, ayaa waxa ka soo qayb galay dad tiradoodu ku dhow dahay 3000 oo qof.

Waxaana muxaadiradan jeediyey Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun. Sheekh Mustafe ayaa si gaar ah isu dul taagay aqoontu maxay tahay, aqoonyahan noocee ah ayay dadka Soomaaliyeed u baahan yihiin? Goor ma ayaa qofka lagu tilmaami karaa aqoonyahan? Iyo qodobo kale. Waxaana bahda Gacanlibaaxmedia sharaf u ah inay muxaadiradan idiin soo gudbiso.

Ku soo dhawaada muxaadiradii iyo Sheekh Mustafe.

 

HALKAN KA DHEGAYSTA MUXAADIRADA WAA KUMA AQOONYAHAN?

 

Sheekh Mustafe1

12047164_931125816923551_5305765859620202499_n Dadka Dadka2

Tvsle.net

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.