Hargeysa: Shir Lagu Gorfeynaayey Qorshe Siyaasaddeed Oo Loo Samaynaayo Wershadaha oo Maanta Ka Qabsoomay Xarunta Wasaaradda Wershadaha

Hargeysa(GLN)- Shir wada-tashi ah oo saaka xarunta wasaaradda Wershadaha ku dhex-maray mas’uuliyiinta wasaaraddaasi, ganacsatada kala duwan ee Wershadleyda Somaliland iyo madaxda ururada Wershadleyda, ayaa diiradda lagu saaray dejinta ama habeynta iyo weliba sida oo kale diyaarinta qorshe siyaasaddeed oo lagu haggo Wershadleyda dalka jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaana kulankan ka soo qeyb-galay wasiirka wasaaraddaasi Md.Shuceyb Maxamed Muuse, agaasimaha guud ee Wershadaha Md.Farxaan Aadan Haybe, ganacsatada kala duwan ee Wershadaha Dur-DurNimeral Water, BerbaraTenary, Hargeisa Company, Mina Meneral Water, SBI, HargeisaTyries Factory, GolisMenaral Water, Zam-Zam Mineral Water, Ilo-Tango facory, Al-Khayrat Foam Factory, Zam-Zam Food Industry, Zam-Zam Food Industry, AADCO, Maadxa, Raho Foam Facotory, ShaamFacory, madax  ka socotay ururada Wershadlayda, shaqaalaha wasaaradda iyo mas’uuliyiin kale.

Shirkan wada-tashiga ah oo socday muddo hal maalin ah, ayaa ay ka qeyb-galeyaashu ka markhaati kaceen baahida loo qabbo in la helo siyaasad ama shuruuc hagta Wershadaha Somaliland, waxaana ay isla gorfeeyeen qaabka ugu habboon ee loo xakamayn karo, loona kala xadayn karo suuqa ganacsi ee Wershadleyda Somaliland.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Wershadaha Somaliland Md.Farxaan Aadan Haybe oo ugu horeyn halkaas ka hadlay, ayaa faah faahin ka bixiyey u jeedka kulankan, isaga oo carabka ku dhuftay in ay muhiim tahay in dhammaanba Wershadlayda Somaliland ay helaan adeegyada aas aasiga ah ee u baahan yihiin oo ay ugu horeyso ayaa uu yidhi samaynta siyaasad cad oo hagta Wershadaha dalka jamhuuriyadda Somaliland, waxa kale oo uu tilmaamay in ay ka wasaarad ahaan ay diyaar u yihiin siddii ay dhankooda Wershadleyda Somaliland ay uga caawin lahaayeen wixii karaankooda ah ee ay ku dhiiri-gelinayaan horumarkooda iyo sii jiritaankoodaba.

“Kulankan waxa aynu u qabanay oo aynu iskugu nimi, waa siddii aynu u dardar-gelin lahayn hawlaha warshadaha oo dhammaanteenba inna wada khuseeya, waa muhiim in  warshadleydu ay  helaan dhamaan adeegyada aas aasiga ah  ee eey u baahan yihiin oo ay ugu horayso , samaynta siyaasadda warshadaynta dalka, kala xadaynta waxyaabaha la soo dajiyo iyo baahiyaha dhicana suuqa ee Wershadaha. Waxa kale oo aan iidiin sheegayaa in ururka Wershadahu uu yahay habka isku xidha Wasaaaradda Wershadaha iyo Warshadleyda dalka , sidaa darted wixii khilaaf ah ee dhexyaala waa in ay dhamaystaan, warshadaha aan ku jirina ku soo biiraan, wasaaradduna waxa ay ku leedahay tallo soo jeedin laakin khasab kuma laha. Waxa kale oo iyaduna innoo muhiim ah in Wershadaha loo sameeyo sumada haamaha ama calaamadaha wax-soo-saarka, si loo ilaaliyo in aanay isugu ee kaan waxyaabaha la soo saarayo(Trade Mark for production), waana innagu waajib dhammaanteen in aynu illaalino wixii shuruuc ah, sida oo kalena ururka Wershad layda laga caawiyo dejinta shuruucda ururka Wershadleyda isla markaana wax laga bedalo shuruucda ururka wershadleyda, iyada oo ay jiraan duruufo badan oo ku xeeran ururka Wershadleyda oo ay ka mid yihiin, Tamaryaraan, Shaqaalaha xirfadda leh oo ku yar /ama kharash badani kaga baxo siday u heli lahaayeen shaqaale khubaro ah iyo qodobo kale oo badan, wasaaraddu waxay diyaar u tahay in ay kala hawlgasho xalinta dhamaan duruufaha intii karaankeeda ah, wasaraadu waxay hada wadaa qorshe ay ku doonayso in ay ku biirto mashruuca SDF (Somaliland Development Fund), Sidoo kale waxay wasaaraddu ka hawlgalaysaa sidii ay warshadleydu u heli lahayd dhul u qorshaysan Warshadaha (Industrail Zones )”.Ayuu yidhi Md.Farxaan Aadan Haybe.

Mas’uuliyiinta Wershadleyda iyo sida oo kale madaxda ururada Wershadleyda Somaliland, oo iyaguna halkaas ka hadlay, ayaa dhammaantoodba soo dhaweeyey qorshe siyaasaddeedkan cusub ee ay wasaaraddu ku hawlan tahay siddii siyaasad cad oo hagta Wershadaha looggu samayn lahaa, waxaana ay si aada uga mahad-celiyeen qaabka tolmoon ee ay wasaaradda Wershadahu uga soo qeyb-galisay, tallo-na uga soo siisay siddii ay uga soo tallo bixin lahaayeen, waxna ugu soo darsan lahaayeen shuruucda lagu maamuli doonno ka Wershadlay ahaan, iyaga oo dhammaantoodba carabka ku dhuftay in ay diyaar u yihiin hir-gelinta qorshe siyaasaddeedkan, sida oo kalena ay balan-qaadeen in ay u hoggaansami doonaan marka la soo qabyo-tiro qorshe siyaasaddeedkan, waxa kale oo ay mas’uuliyiinta Wershadleydu ay halkaas ku soo bandhigeen caqabadaha ka Wershadlay ahaan illaa hadda hortaagan, una baahan siddii wax loogga wada-qaban lahaa qaran ahaan.

Ugu dambeyntiina, wasiirka wasaaradda Wershaha Somaliland Md.Shuceyb Maxamed Muuse oo isna halkaas ka hadlay,  ayaa sheegay in ay muhiimad ballaadhan ugu fadhido in Wershadleyda dalku ka soo tallo bixiyaan qorshe siyaasaddeedka lagu haggi doonno Wershadleyda Somaliland.

“Waxa muhiim ah in ay Wershadlayda dalku ka soo tallo bixiyaan dejinta siyaasadda warshadaynta dalka, waxaana ay waraasaddu dhiiri-gelinaysaa sidii ay warshadaha dalku u heli lahaayeen tamar ku filnaata, taas oo markii aan tagay dalka Yurub kala soo hadlay rugta ganacsiga Sweden iyo dawladda Netherland , in ay Wershadlayada Somaliland ay ka caawiyaan sidii ay u heli lahayd tamar ku filnaata. Waxa kale oo aan u soo jeedinayaa Warshadaha dalka in ay iyaguna ku dedaalaan siddii ay u soo samayn lahaayeen qalab lagu baadho tayada waxa ay soo saarayaan.”.Ayuu yidhi Shuceyb Maxamed Muuse.

 Tvsle.net

48 Comments on Hargeysa: Shir Lagu Gorfeynaayey Qorshe Siyaasaddeed Oo Loo Samaynaayo Wershadaha oo Maanta Ka Qabsoomay Xarunta Wasaaradda Wershadaha

  1. kamagra kopen apotheek
    kamagra oral jelly for sale in usa illegal
    kamagra oral jelly usa
    kamagra oral jelly cvs

  2. viagra heartburn side effects
    female viagra vogue
    viagra prices usa pharmacies
    cost comparison of viagra levitra and cialis

  3. levitra prices kaiser
    levitra 20mg tablets
    levitra generic cost
    cost of generic levitra

  4. kamagra forum srpski
    kamagra bestellen utrecht
    kamagra 100mg tablets usa
    kamagra oral jelly sildenafil

  5. Michaelmal // June 22, 2018 at 4:33 pm //

    Our organisation is lovingly connected with different invigilators, British directors data
    worthless managers and check-up centers, which enables us to register your scores in any ielts
    center round the humanity . All our certificates are creative and British Directors
    certified. If you want to cours bitcoin btc euros flatter an inquiry gladden press into service here details to contact us.

  6. DomenicVax // June 22, 2018 at 6:21 pm //

    You Keep Problems in getting the required scores in Ielts,Toefl, Pte, Esol, Toiec, Oet, Gmat, Gre, Nebosh, SAT, PRETENCE, GED, Usmle, Psat, lsat, Celban, FCE, CAE,CPE, BEC, Fle, Tesol,???
    Call for Ielts certificate urgently in Australia, Saudi Arabia, Oman, Lebanon, Qatar, Canada, India, Dubai, Iran, Pakistan, Belarus, Kuwait, Germany, France, Egypt, Russia, Malaysia, UAE, Jordan, Yemen, Iraq, China, Canada, UK, USA, Uncharted Zealand,cours bitcoin en temps réel Anywhere… From British cabinet or IDP recognized without taking the test?

  7. Michaelmal // June 24, 2018 at 3:31 am //

    Our organisation is expressively connected with different invigilators, British directors facts
    degraded managers and analysis centers, which enables us to register your scores in any ielts
    center round the just ecstatic . All our certificates are original and British Body
    certified. If you fancy to cours bitcoin btc euros frame an inquiry please use beneath details to contact us.

  8. Sammybon // June 24, 2018 at 4:16 am //

    HI one, this is Beau here. We did not plan on announcing this so antiquated, but unfortunately having a regional forum on our webpage has opened us up to regular spamming during the defunct two days and week. Without a fulltime line-up of moderators we were ethical powerless to stop the knout of spamming and we would more nip it in the bud now. All forums corpse yield to read, but organize been closed to any new posts. Out of commission drop by drop injure to deleting all the spam posts during the coming week.

    Our rationale since moving to Reddit is we pull down a purpose built forum where a a mountain of the quel est le cours du bitcoin Cryptocurrency community already resides, in reckoning to a slew of anti-spamming tools and features. There is upright so many benefits to it, that had I be subjected to known in the first place then I would from likely started the forum there.

  9. DomenicVax // June 26, 2018 at 11:13 am //

    You Have Problems in getting the required scores in Ielts,Toefl, Pte, Esol, Toiec, Oet, Gmat, Gre, Nebosh, SAT, ACT, GED, Usmle, Psat, lsat, Celban, FCE, CAE,CPE, BEC, Fle, Tesol,???
    Need Ielts certificate urgently in Australia, Saudi Arabia, Oman, Lebanon, Qatar, Canada, India, Dubai, Iran, Pakistan, Belarus, Kuwait, Germany, France, Egypt, Russia, Malaysia, UAE, Jordan, Yemen, Iraq, China, Canada, UK, USA, Uncharted Zealand,cours bitcoin en temps réel Anywhere… From British cabinet or IDP licensed without attractive the test?

  10. DomenicVax // June 27, 2018 at 9:14 am //

    You Contain Problems in getting the required scores in Ielts,Toefl, Pte, Esol, Toiec, Oet, Gmat, Gre, Nebosh, SAT, FEIGNING, GED, Usmle, Psat, lsat, Celban, FCE, CAE,CPE, BEC, Fle, Tesol,???
    Constraint Ielts certificate urgently in Australia, Saudi Arabia, Oman, Lebanon, Qatar, Canada, India, Dubai, Iran, Pakistan, Belarus, Kuwait, Germany, France, Egypt, Russia, Malaysia, UAE, Jordan, Yemen, Iraq, China, Canada, UK, USA, Further Zealand,cours bitcoin en temps réel Anywhere… From British cabinet or IDP recognized without captivating the test?

  11. Michaelmal // June 27, 2018 at 10:51 am //

    Our organisation is lovingly connected with different invigilators, British council matter
    worthless managers and check-up centers, which enables us to calendar your scores in any ielts
    center about the world . All our certificates are original and British Directors
    certified. If you demand to cours bitcoin btc euros flatter an cross-examination please serviceability lower than beneath details to get in touch with us.

  12. Just desired to state I’m pleased I happened on your site!Revolve Clothing

  13. Your stuff is incredibly helpful.Revolve Clothing

  14. Great internet site! It looks really expert! Maintain the excellent job!Revolve Clothing

  15. Just desired to state I’m pleased I happened on your site!Revolve Clothing

  16. It’s going to be ending of mine day, except before ending I am reading this enormous article to increase my knowledge.Revolve Clothing

  17. Greetings, well put together website you have got presently.Revolve Clothing

  18. say thanks to so considerably for your web site it helps a whole lot.Revolve Clothing

  19. Just desired to state I’m pleased I happened on your site!Revolve Clothing

  20. It’s going to be ending of mine day, except before ending I am reading this enormous article to increase my knowledge.Revolve Clothing

  21. Regards for sharing this neat website.Revolve Clothing

  22. Whoa….such a invaluable web page.Revolve Clothing

  23. Wow because this is great work! Congrats and keep it up.Revolve Clothing

  24. It’s going to be ending of mine day, except before ending I am reading this enormous article to increase my knowledge.Revolve Clothing

  25. You have the best websites.Revolve Clothing

  26. Love the website– very user friendly and whole lots to see!Revolve Clothing

  27. Greetings, well put together website you have got presently.Revolve Clothing

  28. Just desired to state I’m pleased I happened on your site!Revolve Clothing

  29. Wow because this is great work! Congrats and keep it up.Revolve Clothing

  30. Regards for sharing this neat website.Revolve Clothing

  31. say thanks to so considerably for your web site it helps a whole lot.

  32. It’s going to be ending of mine day, except before ending I am reading this enormous article to increase my knowledge.Revolve Clothing

  33. Great internet site! It looks really expert! Maintain the excellent job!Revolve Clothing

  34. Great internet site! It looks really expert! Maintain the excellent job!Revolve Clothing

  35. I enjoy looking at your site. Thanks for your time!

  36. I constantly spent my half an hour to read this website’s articles or reviews daily along with a cup of coffee.Revolve Clothing

  37. You have the best websites.

  38. You’re an extremely useful internet site; couldn’t make it without ya!Revolve Clothing

  39. You’re an extremely useful internet site; couldn’t make it without ya!Revolve Clothing

  40. Great internet site! It looks really expert! Maintain the excellent job!Revolve Clothing

  41. You’re an extremely useful internet site; couldn’t make it without ya!Revolve Clothing

  42. Great internet site! It looks really expert! Maintain the excellent job!Revolve Clothing

  43. You’re an extremely useful internet site; couldn’t make it without ya!Revolve Clothing

  44. I constantly spent my half an hour to read this website’s articles or reviews daily along with a cup of coffee.

  45. Your stuff is incredibly helpful.Revolve Clothing

  46. Greetings, well put together website you have got presently.Revolve Clothing

  47. Many thanks, this site is very beneficial.Revolve Clothing

Leave a comment

Your email address will not be published.




You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.