HOGAAMIYIHII MUCAARADKA DALKA CONGO OO DHINTAY

Hogaamiye mucaarad oo caan ka ahaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, Etienne Tshisekedi, ayaa geeriyooday asagoo 84 jir ah._93914760_1c542c74-deac-4320-9470-dedcf4db226b

Xisbiga uu wax ka asaasay ee UDPS ayaa sheegay in todobaadkii tegay uu u duulay dalka Belgium, si baaritaan caafimaad loogu sameeyo.

Waxaa la filayay in uu hogaamiyo gole kumeelgaar ah oo xaqiijin lahaa in madaxweyne Joseph Kabila uu xilka ka dego sanadkan gudhiisa.

Mr Tshisekedi ayaa jagooyin sarsare kasoo qabtay dalkiisa tan iyo markii uu xornimadda qaatay 1960-kii, waxaana uu mar noqday ra’iisul wasaare.

Waxa ay is qabteen madaxweynihii keligii taliska ahaa ee Mobutu Sese Seko, asagoo mucaarad noqday sideetamaadkii.

Waxaa xiray, ka dibna dalka ka cayriyay madaxweynihii hore Laurent Kabila.

Mr Tshisekedi ayaa si weyn u dhaliilsanaa madaxweynaha hadda u taliya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, Joseph Kabila.

Geeridiisa ayaa kusoo beegmeysa xilli muhiim u ah dalkaasi, ka dib markii ay mucaaradka iyo dowladda ku heshiiyeen in ay awoodda qeybsadaan.

6 Comments on HOGAAMIYIHII MUCAARADKA DALKA CONGO OO DHINTAY

  1. kamagra 100mg chewables
    kamagra 100mg oral jelly sildenafil
    kamagra oral jelly kaufen amazon
    come si usa kamagra oral jelly

  2. kamagra oral jelly directions use
    kamagra reviews does work
    kamagra oral jelly sale
    kamagra 100mg tablets side effects

  3. levitra generic
    levitra 20 mg price walgreens
    side effects of levitra 20 mg
    levitra vs viagra side effects

  4. kamagra 100mg oral jelly suppliers indianapolis in
    kamagra oral jelly in india
    kamagra oral jelly sale
    buy kamagra oral jelly online usa

  5. coupon for levitra 20 mg
    levitra dosage
    cost levitra 20 mg at walmart
    generic levitra available in usa

  6. kamagra forum romania
    kamagra 100mg tablets for sale usa
    kamagra oral jelly gГјnstig kaufen deutschland
    kamagra oral jelly online usa

Leave a comment

Your email address will not be published.




You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.