});

Hoggaamiyaha Xisbullah Oo Ugu Baaqay Dawladda Iiraan Inay Weerarto Israa’iil

Tehran)-Hogaamiyaha Ururka Xisbullah Shiikh Xasan Nasralah ayaa ugu baaqay dowlada Iiraan in ay garaacdo Israa’iil haddii Mareykanka uu weerar ku soo Qaado.

Qudbada wadaadkan oo si toos ah wuxuu uga Jeediyay Jimcihii Tv-ga Al-Manar.

Hadalkaan ayaa imaanaya iyadoo todobaadyadii la soo dhaafay uu sii xoogeysanayay qilaafka u dhaxeeya Washington iyo Tehraan.

Sh Nasralah ayaa intaa raaciyay in Mareykanka uu ogaan doono hadii dagaal uu ku qaado Iiraan uu saameyn doono Israa’iil.

Ururka Xisbullah ayaa ugu danbeyn sheegay in ay diyaar u yihiin in wax waliba ay ku bixiyaan difaaca Iiraan.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

HALKAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO Xafladi Lodon Ruxday Ee Reer Somaliland Iyo Waxii Lagu Soo Bandhigay

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.