});

Iiraan Oo Sheegtay Inay Ka Jawaabi Doonto Weerar Kasta Oo Kaga Yimaada Mareykanka

Tehran)-Dowlada Iiraan ayaa balan-qaaday inay ka jawaabi doonto weerar kasta oo kaga yimaada dowlada Mareykanka, kadib digniin kaga timid Donald Trump.

Afhayeenka wasaaradda Arrimaha dibedda Iiraan Abbas Mousavi ayaa sheegay in ayna aqbali doonin wax waliba oo xad gudub ku ah Qaranimadooda.

Xiisadda u dhaxeysa Tehraan iyo Washington ayaa cirka isku shareertay kadib markii Mareykanka laga soo riday diyaarad Drone ah oo dul heehaabeysan xeebaha Iiraan.

Mousavi ayaa ugu dambeyn sheegay in ayna ogolaan doonin in lagu soo xad gudbo dhulka Iiraan.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.