});

Intaanad Odhan Ka Fiirso – Hadal Uu Jurgen Klopp Saxaafada U Sheegay Afar Sano Kahor Oo Isaga Waran Ku Noqon Doona Toddobaadyo Kaddib Haddii Ay Liverpool Koob La’aan Baxdo.

Jurgen Klopp ayaa haatan kamid ah tababarayaasha ugu wakhtiga dheer ee Premier League tababarayaasha haatan jooga waxaana wakhti fog u muuqata markii lagu soo bandhigay Anfield oo haatan mudo afar sano ah laga joogo.

Si kastaba, Waxa jirta hal dhibaato oo Jurgen Klopp lagu eedayn karo mudada uu soo joogay Liverpool waana inuusan wax koob ah u qaadin kuna guuleysan inuu ka saaro dhibaatada koobab la’aanta ah. Liverpool ayaa xilli ciyaareedkii ugu horreeyay ee Klopp gaadhay Finalada Europe League iyo EFL Cup balse labada tartan ayaa lagaga guuleystay kahor intii aysan bishii May ee 2018 Champions League u waayeen kooxda Real Madrid. Natiijo ahaan jamaahiirta ayaa bilaabaya inay la yaabaan haddiiba Klopp uu dhab ahaantii u qalmo in la amaano maadaama oo waxaas oo horumarin ahi ay horseedi waayeen wax koob ah. Haddaba, Iyadoo ay sidaas tahay ayuu jiraa hadal laga qabtay Klopp sanadkii 2015 bishii October maalmo kaddib magacaabistiisii isaga oo hadalkaas ku sheegay inay afar sano gudaheed hal koob ku qaadi doonaan. Marka laga yimaado hadalka uu Jurgen ku balanqaaday ugu yaraan hal koob afar sano gudaheed ayuu sheegay in haddii kale uu iman doono kooxaha horyaalka Switzerland oo ah wadanka uu markaas joogay kuna qaadi doono koob. Hadalkii Klopp ayaa ahaa “Fadlan na siiya wakhti aanu ku qabano shaqo laakiin marka aan halkan (Liverpool) fadhiyo afar sano waxaan filayaa inaanu haysan doono hal koob, Haddii ay noqon waydo laga yaabaa inaan midka xiga ugu guuleysan doono Switzerland” Liverpool ayaa koobab la’aan bixi doonta xilli ciyaareedkan haddii aysan soo laabasho taariikhiya samayn lugta labaad ee Champions League amaba aysan Man City kufin oo aysan kala wareegin hoggaanka Premier League labada kulan ee hadhay”

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.