});

Jaaliyada Somaliland Ee Ku Sugan Dalka Ingiriiska Oo Kulan Soo Dhaweyna Usameeyey Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Hawlo Shaqo Ujooga Dalka Ingiriiska.

Waxaa Qoray Idiris Maxamed Dabshid

Jaaliyada Somaliland Ee Ku sugan Dalka Ingiriiska Gaar Ahaan Magaalada Birmingham ayaa qado sharaf U sameeyeyXildhibaan Mubaarik Yusuf Cilmi (Bidhi) Oo ka Mida Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Burco Oo Safar ku jooga Dalkaasi.

Munaasibadani Ayaa Waxaa Ka Soo Qayb Galay Madax-dhaqameed,Siyaasiyiin, Waxgarad iyo Aqoonyahano, kuwaasi Oo Xildhibaan Mubaarig Bidhi Ku Amaanay Dadaaladu Ugu Jiro Horumarinta Dalka.

Ugu Horayn Mashada Waxa Ka Hadlay Afahayeenka Jaaliyada Somaliland EeBirminghamMaxamuud Xirsi ahna Gudooniyaha Xisbiga Kulmiye Ee Magaalada Birmighaam Iyo Sidoo Kale Xubo Kamida Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Kuwaasi Oo Kala Ahaa Axmed Maxamed Adan iyo Cabdifatax Caydiid Xaaji Ibraahin Waxaanay Umahad naqeen Qaban Qaabiyaashi Munaasibadani Waxanaynay Sidoo Kale Soo Dhaweeyen Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Ay Ku Tilmaameen Xildhibaan Ka Soo Baxay Shaqadii Ay Bulshada Burco Udooratay.

Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Ugu Danbayn Munaasibada Ka Hadlay Aya Dareen Celiyey Qado Sharaftani Ay Ku Maamusen Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Ingirrisku.

” Aad baan ugu mahad-celinayaa jaaliyadda Somaliland Birmingham Ee Sida Milgaha Iyo Sharafta Leh iimaamusay ,waxaan u arkaa qaddarin , ixtiraam iyo sharaf ay ii hayaan Bulshadayda reer Somaliland Ee Dalka Ingiriisku Marladaa Aadbaad Umahad Santihiin Alle Haydin Sharfo Sidaad Isharfteen,Waxan Iyagana u mahadnaqayaBadhasabki Hore Gobolka Togdheer Cabdo Axmed Ayir iyo Suldan Barkhad Cabdi Shaybe,Oday Farax Bakayle ,Cumar Cige ,Garyaqan Cabdiraxmaan Cali Ubaxle ,Cabdiraxmaan Salax Xasan (Lisaaye) Maxamed Xusen Geele,

” Waxa xaqiiqo Ah in Qurba-jooga Somaliland Ay kaalin weyn ku leeyihiin Horumarka Qaranka dhinackasta , Waxaan Idin kula Dardaarmayaa Inaad Isku Xidhnaantan Oo Meel Ugu Soo Wada Jeesataan Horumarka Dalka.

Kulankani Ayaa Ku Soo Dhamaaday Jewi Degan Waxaa Loo Balamay Maalinta Sabtida Laysku Yimaado Kulan Lagu Gorfaynaayo Sidii Looga Qayb Qaadan Lahaa Dhismaha wadada Burco ,Oodweyne iyo Hargeysa iyo Madarka Burco 26/10/2019 Ka Qabsoomaya Birmingham.

Image may contain: 6 people, people sitting
Image may contain: 1 person, sitting, eating and indoor
Image may contain: 2 people, people sitting and indoor
Image may contain: 2 people, people sitting and indoor
Image may contain: 6 people, people sitting
Image may contain: 5 people, including Kulmiye Kulmiye, indoor
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing
Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting, people eating, indoor and food
Image may contain: 1 person, sitting and indoor
Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.