Jamaal Cali Xuseen: “Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Isboortigga Miisaaniyaddeedu Waxay Ahay $950,000 Sanadkiiba Oo Keliya Halka Ay Ilaalada Madaxtooyaddu Ahayd $2.5 Million Dollar.”

(Tvsle)- Musharraxa jagada madaxwenaha ee UCID Jamaal Cali Xuseen, aya soo saaray qoraal uukaga hadlayo wasaaradda ciyaaraha iyo dhalinyarada Somaliland. Waxaana qoraalkiisaasi i dhignaa sidan:
“Wasaaradda dhalinyaradda iyo Isboortigga miisaaniyaddeedu waxay ahay $950,000 sanadkiiba oo keliya halka ay ilaalada madaxtooyaddu ahayd $2.5 million dollar. ay tahay.
Waxaan maqlayaa wasiirkii isboortigga ee xilka iska Casilay ayaa hanti dhowr la gelinayaa. Tollow shantii sanadood ee Siilaanyo waddanka u talinaayey waa markii Ugu horeysay Ee meel audit ama hanti dhowr la gelinaayo. Musuqmaasuq baahsan OO ilaa madaxtooyadda gelaya ayaa jira. Hantidii dalkoo dhan baa la iibiyey, waxba yaan Wasiir shaqaale ah Farta laydinku fiqiine waa in aynu Kala xisaabtamnaa Ninka la doortay Ee intuu madaxweynaha ahaa dalkii OO dhan xaraashay. Madaxa meel Ka saraysa OO la salaaxaa ma jirto. Bal car maalin uun madaxtooyaddu ha qirato in ay maamulkii dalka xisbigga Kulmiye la kufay intay maalinba shicibka cadow uga dhigayaan cid kale.”
Tvsle.net

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.