Khasaare Ka Dhashay Iska Hor-imaad Dhex-maray Ciidanka Qaranka Iyo Maleeshiyo Beeleed Hubaysan

Wararka laga helaayo magaalada Laacaannood ee xarunta gobolka SOOL, ayaa sheegaaya in Saddex ruux ay ku dhinteen  iska hor imaad dhex-maray Maleeshiyo beeleed hubaysan iyo Ciidanka qaranka Somaliland.

Iska hor imaadkan ayaa ka dhacay deegaanka Dharkayn-geeyo oo dhinaca Koonfurreed kaga beeggan magaalada Laascaanood, waxaannay wararku sheegayaan in Ciidan beeleed hubaysani ay toogasho u gaysteen Askari ka tirsan Ciidanka qaranka Somaliland ee jiiddaas loo geeyay inay ku kala dhex jiraan laba beelood oo ku dagaalamay deegaankaas.

Ciidanka qaranka Somaliland oo ka cadhooday toogashadda loo gaystay Askariga ka tirsan Ciidankoodda ayaa Weerar ay ku qaadeen Maleeshiyaddaas waxa ay kaga dileen Hal qof, halka

iyaganna uu ka dhintay Askari kale, waxaannay mashaqaddaasi dhacday, kadib markii ay Ciiddammada qaranka Somaliland ay sheegeen inay la wareegayaan Amniga deegaanka Dharkayn-geeyo oo ay hore ugu dagaalameen laba beelood oo deegaankaas ku wada dhaqan, inkastoo ay Ciidanka qaranka ee jiiddaas ku sugani la wareegeen gacan ku haynta Saax-dheer iyo dharkayn-geeyo.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.