Kooxda Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horeysay digniin ka soo saartay qaadashada Kaadhadhka Aqoonsiga Somaliya.

Muqdisho(TVSLE)_Kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay qaadashada kaadhadhka aqoonsiga ee Maamulka Gobolka Banaadir uu bilaabay, iyaga oo uga digtay shacabka inay ku dagmaan waxa loogu yeedhay shirqool sida uu hadalka u dhigay.

kooxda Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere ayaa sheegay inay uga digayaan shacabka magalada  Muqdisho iyo hareerihiisa inay qaataan kaadhka aqoonsiga oo uu ku tilmaamay inuu yahay mid dhibaato ah

“Waxaa shacabka u sheegeynaa inay ka digtoonaadaan meelaha kaadhadhka aqoonsiga lagu jaro, ujeedooyin laga leeyahay waa kuwo fara badan oo ah mid dhaqaale iyo in xogta dadka muslimiinta u gacan geliyaan gaalada”ayuu yidhi  Afhayeenka Kooxda Al- shabaab Cali Dheere.

Cali Dheere ayaa ku hanjabay inay beegsan doonaan goobaha ay ka socoto bixinta kaadhadhka aqoonsiga, isagoo ugu baaqay shacabka magalada  Muqdisho inay ka fogaadaan.

Dhinaca kale Cali Dheere ayaa ka hadlay qaraxii shalay ka dhacay Hotel SYL, waxaa uu sheegay in hotelka uu ahaa godka sharta ah, lagana soo maleegayay dhibaatooyinka dadka muslimiinta ah sida uu hadalka u dhigay.

Waxaa uu sheegay in Hotelka xilliga qaraxa ka dhacayay uu ka socday shirar ay lahaayeen Wasiirada iyo Xildhibaanada iyo qeybaha kala duwan ee xubnaha ka ah dowladda, waxaana uu intaa ku daray in weerarkaas is-miidaaminta lagu dilay afartameeyo qof, halka dhaawaca uu 70-gaarayo sida uu yidhi.

Ugu dambeyn Afhayeenka kooxda  Al-Shabaab ayaa ugu baaqay shacabka inay ka fogaadaan maqaaxiyaha iyo hotelada ku yaala Muqdisho ee ay ku sugan yihiin mas’uuuliyiinta ka tisan xukumada somaliya .

Sikastaba ha ahaate dhawaan ayey ahayd markii xukumada somaliya ayaa ku dhawaaqday in ay bixinaso kaararka Aqoonsiga somaliya,iyada oo kooxda Al-shabaab ayaa durbaba digniinka soo saartay qadashada kaadhka .

Abdihakin Mohamed Hassan Qibro

TVSLE.COM

Hargeysa/office

36 Comments on Kooxda Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horeysay digniin ka soo saartay qaadashada Kaadhadhka Aqoonsiga Somaliya.

  1. I constantly spent my half an hour to read this website’s articles or reviews daily along with a cup of coffee.Revolve Clothing

  2. You’re an extremely useful internet site; couldn’t make it without ya!Revolve Clothing

  3. Many thanks, this site is very beneficial.Revolve Clothing

  4. Greetings, well put together website you have got presently.Revolve Clothing

  5. Regards for sharing this neat website.Revolve Clothing

  6. Love the website– very user friendly and whole lots to see!Revolve Clothing

  7. Wow because this is great work! Congrats and keep it up.Revolve Clothing

  8. It’s going to be ending of mine day, except before ending I am reading this enormous article to increase my knowledge.Revolve Clothing

  9. Great internet site! It looks really expert! Maintain the excellent job!

  10. Your stuff is incredibly helpful.Revolve Clothing

  11. I enjoy looking at your site. Thanks for your time!Revolve Clothing

  12. You’re an extremely useful internet site; couldn’t make it without ya!Revolve Clothing

  13. Whoa….such a invaluable web page.Revolve Clothing

  14. I constantly spent my half an hour to read this website’s articles or reviews daily along with a cup of coffee.Revolve Clothing

  15. You’re an extremely useful internet site; couldn’t make it without ya!

  16. Great internet site! It looks really expert! Maintain the excellent job!Revolve Clothing

  17. Whoa….such a invaluable web page.Revolve Clothing

  18. Love the website– very user friendly and whole lots to see!Revolve Clothing

  19. Great internet site! It looks really expert! Maintain the excellent job!Revolve Clothing

  20. Hi it’s me, I am also visiting this site daily, this web page is truly pleasant and the users are genuinely sharing fastidious thoughts.Revolve Clothing

  21. Whoa….such a invaluable web page.Revolve Clothing

  22. Hi it’s me, I am also visiting this site daily, this web page is truly pleasant and the users are genuinely sharing fastidious thoughts.Revolve Clothing

  23. Wow because this is great work! Congrats and keep it up.Revolve Clothing

  24. Just desired to state I’m pleased I happened on your site!Revolve Clothing

  25. Wow because this is great work! Congrats and keep it up.

  26. You’re an extremely useful internet site; couldn’t make it without ya!

  27. Great internet site! It looks very expert! Keep up the excellent job!

  28. Your stuff is incredibly helpful.Revolve Clothing

  29. It’s going to be ending of mine day, except before ending I am reading this enormous article to increase my knowledge.Revolve Clothing

  30. hl7lGu This blog is without a doubt educating as well as amusing. I have chosen a lot of interesting things out of this source. I ad love to come back over and over again. Thanks!

  31. Im obliged for the blog post.Really thank you! Really Great.

  32. I truly appreciate this post.Much thanks again. Will read on

  33. Greetings, well put together website you have got presently.Revolve Clothing

  34. very good publish, i actually love this web site, keep on it

Leave a comment

Your email address will not be published.




You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.