Maamul Goboleedka Puntland Oo War Cusub Ka Soo Saartay Xadka Ay Somaliland La Wadaagto Oo Ay Hore U Xidhatay.

Gelinkii hore ee Saaka Warbaahinta ayaa soo tabisay in maamulka Puntland ay Go’aan ku gaadheen in la hakiyo Gaadiidka ka tagaya dhiinaca Deegaamadda Puntland ee ku sii jeeday Somaliland.

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ee Puntland oo warbaahinta u waramay ayaa sheegay in la hakiyay gaadiidkaasi isla markaana aanay u talaabi karin dhinaca somaliland.

Warkan oo lagu baahiyay Idaacada Bbc-da laanteeda Afka soomaaliga ayaa lagu sheegay in go’aan ay gaadhay Xukuumadda Puntland lagu go’aamiyay in dib loo furo xadka isla markaana loo ogolaado labada shacab in ay isu talaabi karaan.

dhinaca kale Xiisada ayaa ah mid degan, mana jirto marka laga Yimaado dagaalkii shalay wax danbe oo halkii lagu dagaalamay ka dhacay.

Leave a comment

Your email address will not be published.




You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.