Madaafiic lagu weeraray saldhig ay ciidamada Ethiopia ku leeyihiin Xudur Ee Soomaaliya.

Wararka ka imanaya degmada Xudur ee  xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in ururka Al-shabaab ay weerar hoobiyeyaal loo adeegsaday xalay ku qaadeen saldhig ciidanka Itoobiya ay ku leeyihiin degmada Xudur.

Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa baahisay in madaafiicdan lagu garaacay halka loo yaqaan Burayaasha oo ka tirsan degmada Xudur.

Weriye ku sugan degmada Xudur ayaa u sheegay weriyaha jowhar.com in xalay ay maqleen dhowaaqa madaafiicda balse ay garanayn halka ay ku wajahnaayeen.

Lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay madaafiicda iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in ciidamada Ethiopia ay ka jawaab celiyeen madaafiicda lagu soo ridey.

Illaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka degmada Xudur oo ku saabsan madaafiicda lagu weeraray xalay degmadaas.

Leave a comment

Your email address will not be published.




You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.