});

Madaxwayne Hore Ee Soomaliya Xasan Sheekh Oo Sheegay In Dawlada Fadraalku La Warigeeda Hawada Ku Aarsanayso.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay tallaabooyinka dowladda Soomaaliya qaadeysay ee la xidhiidha awaamiirta dhanka maamulka Hawada. Madaxwayne Hore Xasan Sheekh ayaa qoraalkiisan ay ka muqatay mid uu ka xaqanay argosashada Dawlada Fadraalka ee uu hogaamiyo Madaxwayne Farmaajo uu Bilabay waxana uu ka tigay waxyabaha ka dhalan kara ,waxana uu ka sheekayay muddo badan ee lasoo samraayay in hawada Soomaliya dib gacanta ugu Dhigto.

Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo geliyay ayuu ku sheegay in Soomaaliya ay muddo 30 sano ah sugeysay inay gacanta ku dhigto maamulka Hawadeeda. “Waa xaalad murugo leh in dowladdu u isticmaasho maareynta hawada sidii hub siyaasadeed oo saameyn culus ku yeelan kara xasilloonida siyaasadeed iyo midnimada dalka”ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud. Xasan Sheekh ayaa kula taliyay dowladda Federaalka inay labo jeer ka fikirto, kana laabato dariiqa hadda wax loo wado.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.