});

Madaxweynaha Jabuuti Oo Faransiiska Ka Codsaday In La Dhexgalo Eritrea.

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka codsaday madaxweynaha Faransiiska oo dhawaan booqasho ku yimid gobalka Geeska Afrika inuu Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed u soo jeediyo inuu dhexdhexaadiyo Djibouti iyo Ereteriya oo uu khilaaf xuduudeed u dhexeeyo. Barta wararka ee Eritrean press, ayaa shalay baahisay xog ay soo xigatay oo ah in Madaxweyne Geele uu Madaxweyne Emmanuel Macron uu weydiistay inuu galo hawshaas dhexdhexaadinta Ereteriya iyo Djibouti, islamarkaana ciidamada badda ee uu Faransiisku ka caawinayo dhismahooda Itoobiya; saldhig looga dhigo Djibouti, oo aan Ereteriya laga dhigin, “Djibouti ayaa weydiisatay Madaxweynaha Faransiiska inuu Rayslwasaaraha Itoobiya u bandhigo inuu dhexdhexaadiyo Djibouti iyo Ereteriya.” Ayay tidhi warbixintu,waxaanay intaas raaciyay, “Iyo in ciidanka badda ee Itoobiya ee mustaqbalka ee uu Faransiisku ka cawinayo horumarkiisa saldhig looga dhigo Djibouti, oo aan laga dhigin saldhiga Ereteriya.” Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, ayaa dhawaan dalka Djibouti ku yeeshay kulan, sidoo kalena Madaxweynaha Faransiiska ayaa kulan kale la yeeshay Raysalwasaaraha Itoobiya iyagoo kala saxeexday heshiisyo uu ka mid yahay in Faransiisku ka caawiyo Itoobiya dhismaha iyo horumarinta ciidanka badda Itoobiya, iyadoo aanay Itoobiya lahayn wax bad ah

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.