});

Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay Golaha Sare Ee Agaasinka Baanka Dalka

Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan magacaabay golaha sare ee Baanka JSL. Ma jiro war rasmi ah oo lagu baahiyay wareegtada Madaxweyne Biixi, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in Madaxweyne Biixi oo tixraacaya xeerka Baanka uu magacaabay 8 xubnood oo ka mid noqon doona golaha sare ee Baanka, waxaana xubnahan si toos ah uga mid noqon doona saddexda xubnood ee fulinta Baanka oo kala ah guddoomiyaha, guddoomiye-xigeenka iyo agaasimaha guud ee Baanka. Sida ay wararkan xogogaalka ahi u sheegeen Wargeyska Geeska Afrika, 8-da xubnood ee uu Madaxweyne Biixi u magacaabay golaha sare ee Baanka JSL, oo badankoodu dalka dibadiisa kala jooga ayaa kala ah Axmd Cali Qaasaali Maxamed Sheekh Xasan Taani Maxamed Cabdi Ibraahim Cismaan Sheekh Axmed Cali Axmed Cismaan Maxamuud Cawil Ibrahaim Xuseen Cabdillahi Jaamac Mustafe Cali Jaamac Xeerka Baanka ayaa qoraya in xubnaha golaha sare ee Baanka JSL ay tiradoodu noqon doonto ugu badnan 8 xubnood. Xubnahan uu magacaabay waxa ku jira guddoomiyihii hore ee Baanka JSL Maxamed Cabdi Ibraahim iyo la taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha dhaqaalaha Cismaan Sheekh Axmed.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.