Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Madaxda Hay’adda Qaxoontiga UNHCR Ee Somaliland

Wariye Idiris Maxamed Dabshid

-Hargeysa)-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda UNHCR ee Somaliland, Ms. Sarah Khan iyo u qaabilsanaha Hay’adda ee Qaxoontiga Magaalada Berbera Mr. Rooble Cawaale. Madaxa Hay’adda UNHCR, Ms. Sarah Khan ayaa Dawladda Somaliland ku ammaantay qaabka ay usoo dhaweeyeen qaxoontiga ka yimi Waddanka Yemen ee Colaaduhu saameeyeen, waxaanay sheegtay in ay Somaliland ku qaabishay hanaan wanaagsan oo Binu- aadamnimo, islamarkaana ay u samaysay is dhex-gal dadka qaxoontiga ah iyo dadka reer Somaliland, iyadoo ay sheegtay in Dawladda Somaliland muujisay xilna iska saartay daryeelka qaxoontiga magan galyada ku jooga Jamhuuriyadda Somaliland, taasi oo ay xustay inay tahay tusaale fiican oo indhaha caalamku soo jiitay, iyaguna ka hay’add ahaan ay aad ula dhacsan yihiin. Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ayaa uga mahad celiyey booqshada ay ugu yimaadeen, isagoo uga waramay qaabka ay ka dawladd ahaan ula macaamilaan Qaxoontiga waddanka jooga, sidoo kalena u sheegay in loo baahan yahay iskaashi buuxa oo wax loogu qabto dadkaasi colaaduhu soo barakiciyeen ee qaxoontiga ah

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.